Table Of Content0205SO - How do I Answer a Law Suit for Debt Collection? (Somali)
Sidee Kaga Jawaabaa Dacwad ah Dayn Ururin?
Hordhac Maxaa dhacaya haddii anan ka
jawaabin Cabashada?
Qoraalkan wuxuu sharaxayaa Qodabada
sharci, Xeerarka iyo kiisaska maxkamadda. Dacwoodaha ayaa guulaysan. Dacwooduhu
Waxaan soo raacinaynaa warqadaha wuxuu heli dooaa xukunka waxa ay/uu ku
amarka maxkamadda haddii aad rabtid codsaday cabashada.
inaad samaysid baadhid. Taasi waa meesha
aad ka heli doontid xog gooban. Xataa haddii uu dacwooduhu guulaysto,
waxaa jira xaddidaad ah waxa ay/uu
Baqshaddan waxay kaa caawinaysaa haddii samayn karo inuu qaato. Qoraalkanaga
lagugu soo rogay dacwad kiiska dayn waxaa loo yaqaan sharaxaadda qoraalka
ururinda, iyo haddii aad rabtid inaad ka Xuquuqda Dayn-qaataha ee Dacwad.
hortagto xukanka lacag bixinta ee
dhaqaalahaaga iyo hantida ama mulkiyadda Haddii aan lacag yar bixiyay
guri ee kadhanka ku ah hantidaada. biilkayga, ama aan u sheegay
dacwoodaha inaan bixinayo lacagta
Baqshadan ma ahan oo dhan sida ugu dhakhso badan
beddalka wakiilashada een karo. Ma lay dacwayn karaa?
caadiga ah ee qareen. Ku
dadaal inaad la hadashid am Haa. Hase yeeshee, badanka dayn
aad qabsatid qareen ka hor bixiyayaasha kuma kharashgareeyaan lacag
ka jawaabidda warqadaha. dacwadaha waxayna kula gali doonaan
heshiis in loo bixiyo qayb qayb.
U adeegso baqshaddan qoraalka Xuquuqda
Haddii aadan lacag bixin karin, la xidhiidh
Dayn-qaataha ee Dacwad laga heli karo
dayn bixiyaha. U sharax waxa dhacay.
www.washingtonlawhelp.org ama CLEAR
Haddii ayna wax kaa maqal, waxay kuu
ayadoo la wacayo 1-888-201-1014.
qaadan karaan inaadan bixinaynin. Ka dib
waxay kaa gudbin doonaan dacwad. Haddii
Ma ka jawaabaa Cabashada?
ay guulaystaan, kharashka ku baxay
dacwadda waxaa lagu dari doonaa cadadka
Haa, haddii aad aaminsantahay inaan
lagugu leeyahay. Dayn bixiyuhu waa inuuna
lugugu lahayn qaar ama wax ka mid ah
aqbalin wax kasta oo ka yar waxa lagugu
cadadka la sheegtay.
leeyahay.
Ma inaan ka jawaabaa Cabashada?
Ma bixin karo daynta. Ma lay
dacwayn karaa?
Maya, haddii aad ogoshahay in lagugu
leeyahay cadadka la sheegtay ama aadan Haa. Taasi difaac ma noqonayso.
doonaynin inaad ka doodo dalbashada. Waa maxay Bayaanka Wax Ka
Dhaafidda Dhaqaalaha iyo Hantida?
1
0205SO - How do I Answer a Law Suit for Debt Collection? (Somali)
Bayaanka waa qoraal dhaar ah. Bayaanka Waa maxay Wicidda Maxkamadda
Wax Ka Dhaafidda Dhaqaalaha iyo Hantida iyo Cabasho?
wuxuu ogaysiinayaa dayn bixiyahaaga inaad
leedahay dhaqaale iyo/ama hanti uu Qofka bilaabaya dacwadda waa inuu
sharcigu dhahayo lagaama qaadi karo. 1 diyaariyaa qoraal u sheegaya garsooraha
Sidoo kale waxay ogaysiin in haddii ay isku waxa ay dhibaatadu tahay iyo waxa ay/uu
dayaan in la xukumo ama la mulkiyo doonayo. Qoraalkan waa Cabasho.
waxyaabahaan, waad dacwayn kartaa sida
uu qorayo Qodobka Nidaamka Dayn Qofkan bilaabaya dacwadda
ururinda (FDCPA). waa dacwoode. Haddii
dacwaddu kadhan kugu
Waa inaad ku soo lifaaqdaa Bayaankaaga tahay, waxaad tahay
koobiga waraaqaha bangi iyo waraaqo kasta eedaysanaha.
oo muujinaya ilahaaga dhaqaale.
(Madoobee ama qari lambarka Dacwdooduhu waa inuu haystaa koobi ah
akoontigaaga iyo lambarka aqoonsiga cabashada uu ku siiyo adi sidaa darteed
shakhsi ee qoraalkan.) waxaad ogaan doonta dacwaddu waxa ay
tahay.
Waxaad isticmaali kartaa
Waraaqda banaan ee Waxaad sidoo kale heli doontaa Wicitaanka
Bayaanka Wax Ka Dhaafidda Maxkamad. Kuu sheegaysa:
Dhaqaale iyo Hanti ee
dhammaadka qoraalkan. • waxaad xaq u leedahay inaad ku
diidid Cabashada qoraal
Haddii xaaskaaga/ninkaaga uu leeyahay
ilaha dhaqaalaha een wax laga dhaafin, sida • imisa wakhti aad kaga jawaabaysid
mushahaar, waa inay/inuu furtaa akoonti Cabashada
uu/ay leedahay oo ay dhigtaa lacagta aan
waxba laga dhaafin halkaas. Akoontigaas • Meesha la geenayo Jawaabtaada
waxaa la galin doonaa khatar xukun haddii
xaaskaaga/ninkaaga noqdo eedaysanaha Haddii aadan maxkamadda ugu sheegin
dacwadda. qoraal in aad diidantahay qoraalka
Dacwadda, garsooruhu wuxuu u qaadan
doonaa inaad ogoshahay wuxuuna sida
caadiga ah siin doonaa dacwoodaha waxa
ay/uu codsaday. Dacwooduhu wuxuu ku
guulaysan dayn bixin la’aanta haddii aadan
1 Ha keenin dhaqaalaha iyo hantida la seeyay ka jawaabin. Haddii maxkamaddu xukunto
wax dhaafidda xadidan ee arrimaha dayn Xukun Dayn Bixin La’aan oo kadhan kugu
bixiyahaaga. Haddii aad haysatid dhaqaale leh cadad ah, ma heli kartid ogaysiis haddii aadan ka
wax dhaafid, waxay kugu xukumi karaan in badan. jawaabin.
Haddii kale, ayada oon la tixgalinaynin qiimaha
hantidaada, xataa haddii uu dayn bixiyuhu uuna
Marka dacwooduhu helo xukunka kadhanka
awoodin inuu u dib u qaato, waxay sii dhigi karaan
mulkiyadda ayada ee cadadka lagugu leeyahaye. kugu ah, wuxuu/waxay awoodi kartaa inay
2
0205SO - How do I Answer a Law Suit for Debt Collection? (Somali)
ka qaadato lacag akoon bangigaaga ama
jeegaaga, ama wuxuu qaadan qaar
hantidaada ah in lagu bixiyo xukunka. Waa Qorshee inaad keento ood
inaad keentaa jawaab qoraal ah wakhtiga soo dhigto Jawaabtaada
loo xadiday gudahiisa Wiciddaada kahor inta aadan tagin
maxkamadda (badanaa waa labaatan cisho. maxkamadda. Adeegso
Akhri Wicitaanka maxkamadda wakhtiga foomka jawaabta ee
kama danbaysta ah si daxadar leh). qoraalkan. Tilmaamaha
buuxinta waxay ku yaalaan
Waxaad ku jawaabi kartaa u gaynta qofka hoos.
siixay Wicitaanka maxkamadda iyo
Dacwadda mid: Waa maxay Jawaab?
• Ogaysiiska Imaanshaha AMA Waa qoraal jawaabtaada qoraalada
Dacwadda. Waxaad tahay eedaysanaha.
• Jawaab
Jawaabtaada, ma:
Ogaysiiska Imaansho wuxuu sheegaa in aad
imaatid dacwadda. Keenidda Ogaysiis • sheegayso sheekada oo dhan
Imaansho waxay ka celin maxkamadda soo
rogidda xukun dayn bixin la’aan kadhan • samaynaso talo bixinno sharci
kugu ah adoon joogin. Ogaysiiska
Imaanshaha ma sharaxo booskaaga Waxay:
dacwadda. Jawaabtaadu waxay noqon tan.
• sheegaysaa in aad ogoshahay ama
Isticmaal foomka Ogaysiiska Imaanshaha ee aad diidantahay qoraal kasta oo
qoraalkan. (Waxaan sidoo kale ku soo dacwadda ah, ama in aadan ogayn
darnay tusaale Ogaysiis.) Ku dadaal haddii qoraaladu ee Dacwadda ay
Ogaysiiska Imaanshaha iyo Jawaabta inaad dhab yihiin
labadaba samaysid isku mar. Ugu yaraan
waa inaad samaysaa Ogaysiiska • Qor ama si daxadar leh u daabac
Imaanshaha. Haddii aad keentay ood soo jawaabtaada. Jawaabtaadu waa inay
dhigtay ka hor dacwoodaha inta uuna tagin cadahay oo la akhrin karo
maxkamadda, waa inay/inuu ku ogaysiiyaa
dhammaan dhagaysashada maxkamadda ee • Adeegso oo kaliya warqad ah 8 ½ X
mustaqbal. 11” (cabirka boggan)
Buuxinta Jawaabta wakhtiga, waxaad
ilaalinaysaa xuquuqdaada si looga dodo wax
ku saabsan arrintan maxkamadda iyo in la
helo ogaysiiska dhagaysiyada mustaqbalka.
Waxaad ku soo gaadhi kara dhibaato ama
danbi dayn qabidda. Waxaad dooni kartaa
3
0205SO - How do I Answer a Law Suit for Debt Collection? (Somali)
uun dhammaan in la dhameeyo. Waxaad
dareemi kartaa inaad u qalanto ganaax ood
rabto garsooraha inuu ku ganaaxo. Waxaad Haddii aad keentid Jawaab
wali keeni kartaa jawaab. Ma ahan ood waydid kiiska
micnaheedu inaad isku dayaysid inaad ka maxkamadda, waxaad ku
hortagayso daymaha sharciga ah. Waxaad yeelan kartaa dacwoodaha
diidi kartaa cadadka lacageed ee kharash badan oo
dacwooduhu ku soo dhigay Dacwadda. maxkamadda ah iyo
Waxaad dooni kartaa inaad ilaaliso kharashaadka qareenka.
xuquuqdaada si aad u hesho ogaysiiska
dhagaysashada mustaqbalka. Haddii aadan Waxaad u baahan doontaa hal orjinaal ah
keenin Jawaab, waxaad waayi kartaa inaad iyo labo koobi oo warqadda Jawaabta ah.
dhahdo imisa ayaad filaysaa inaan bixiyo. Waxaad keeni doontaa orjinaalka
maxkamadda. Hal koobi waxaa loo gayn
dacwoodaha. Waxaad haysan koobi. Qaybta
hoose, "Maxaa lagu qaban Jawaabta,"
waxay sharaxaysaa wax badan.
Sideen u buuxiyaa Jawaabta?
A. Araar
Fiiri Wicitaankaaga Maxkamadda iyo Dacwadda. Waxay leeyihiin ciwaan ku siinaya xog ku
saabsan kiiska. Ciwaankan waa “araar.” dhammaan waraaqaha maxkamadda, ooy ku jiraan
Wicidda Maxkamadda, Dacwadda, iyo Jawaabtaada, waxaa loogu yeedhaa “waraaqaha
maxkamadda.” dhammaan waraaqaha maxakamadda waxay qaataan araarta noocaan ah.
4
0205SO - How do I Answer a Law Suit for Debt Collection? (Somali)
Araartu waxay u egtahay sidan:
MAXKAMADDA ___________________ EE GOBALKA WASHINGTON
AH IYO DAGMADA _______________________
(MAGAC QOFKA KAA SOO HORJEEDA),
Lam. ________
Dacwoode,
Ka soo horjeeda. JAWAABTA
(MAGACAAGA),
Eedaysane.
• Laynka sare wuxuu bixiyaa magaca
maxkamadda, gobalka, iyo Haddii waraaqaha aad heshay ayna
dagmada. Tusaalayaal: lahayn fayl lambar, dacwoodaha
"Maxkamadda Heer Dagmo ee wuxuu go’aansan karaa inuu u
Washington ee Dagmada Pierce" keeno (ama usoo dhiibo) waraaqaha
ama "Maxkamadda Sare ee Gobalka adiga inta uuna gaynin
Washington ah iyo Dagmada maxkamadda. Sharcigu wuu
Pierce." ogalyahay tan. Waxaad wali ku
khasbantahay wakhtiga xadidan ee
• Dhanka bidix wuxuu taxaa ku qoran Wicitaanka maxkamadda.
magacyada Dacwoodaha iyo Balse ma ahan inaad Jawaabtaada
Eedaysanaha. keentid maxkamadda. Waxaad wali
siin doontaa koobi qareenka
• Dhanka midig wuxuu taxaa dacwoodahaaga (ama dacwoodaha
lambarka xafiis-hayaha haddii ayna/uuna haysan qareen). U
maxkamadda uu ugu tala galay akhri Wiciddaada maxkamadda si
kiiskan sidaa darteed waxay u keeni daxadar leh. Waxay kuu sheegi wax
karaan si saxan) iyo ciwaanka aad samaynaysid.
warqadaas maxkamadda.
5
0205SO - How do I Answer a Law Suit for Debt Collection? (Somali)
Marka aad buuxisid Jawaabtaada, buuxi Abid maadan arag laysinkooda
araarta ee dhanka sare ee bogga. Koobiyee sharci.)
xogta loo baahanyahay ee Wicitaankaaga
maxkamadda iyo Dacwadda. Koobiyee U akhri Dacwadda si daxadar leh. Waa inaad
magacyada dacwoodaha iyo eedaysanaha si kooban uga jawaabtaa dhammaan
sida ay ugu qoranyihiin Wicidda qoraalada ku jira.
maxkamadda iyo Dacwadda, xataa haddii
ay magacaaga u hingaadiyeen khalad ama Haddii aad gabi ahaanba diidantahay wax
laguugu yeedho ama xaaskaaga/ninkaaga kasta oo Dacwadda ah, qor uun jumlad
“John Doe." qudh ah sheegaysa inaad diidantahay mid
kasta iyo eedayn walba oo Dacwadda ah.
B. Ogolaanshayaasha/diidmayaasha
Ha diidin waxyaabaha aad
Ka dib buuxinta araarta, isticmaal ogtahay in dhab yihiin.
badhtamaha bogga si aad u bixisid
jawaabtaada ee qoraalka Dacwadda. C. Difaacyada
Badanaa, Qormooyinka Dacwadda waa la
galin lambarro. Waxaad tixi kartaa Waxaad yeelan kartaa difaacyo sharci ama
lambarada waxaadna wax ka odhan mid ka farsamo Dacwadda, sida doodid in
mid ah saddex waxyaabood qormo kasta oo muddada xeerka daynta la dhaafay.
dacwadda ah: Tilaabooyinka lagu qaadaya daymaha waxay
leeyihiin wakhti xadidan oo loo yaqaan
1. Waxaad qiraysaa in ay tahay qoraal “muddada xeerka daynta.” Badanaa waxay
run ah. (Tusaalayaal: in aad ku bilaabataa marka dayn bixiyuhu xaq u helo
nooshahay Dagmada Pierce, ama in inuu dacwad kaa geeyo (tusaale: marka aad
aadan ahayn xubin ka mid ah waydo lacag bixin). Marka muddada
Ciidamada.) Qir qoraalka kali ah wakhtiga la dhaafo, dayn bixiyuhu dayn
haddii aad ogoshahay qayb kasta oo kaama qaadan karo. Maxkamaddu waxay
ka mid ah. Haddii kale, diid qoraalka. diidi doonta wax ka qabad.
2. Waxaad diidi in u qoraalku run Xog dheeri oo ku saabsan Muddada Xeerka
yahay. (Tusaale: in uu kugu leeyahay Daynta, ka wac CLEAR haddii aad dhaqaalo
cadad kooni ah oo lacag ah qofka la yartahay (1-888-201-1014, M – F 9:10 galin-
dhaho.) hore – 12:25 galin-danbe) ama fiiri Xeerka
La Cusboonaysiiyay ee Washington (RCW).
3. Waxaad qortaa in aadan war u Waaxda tixraaca ee magtabadda
hayan in qoraalku run yahay iyo xaafaddaada waxay awoodi kartaa inay ku
inkale. (Tusaale: hay’adda dayn caawiso helidda qaybta saxda ah ee Xeerka
ururinda taasoo kugu dacwaynaysa La Cusboonaysiiyay ee Washington (RCW).
sheegashooyinka inay yihiin kuwa
sharciyaysan oo wada shaqayn la Waxaad sidoo kale ka doodi kartaa is difaac
leh. Waxaad malaynaysaa in ay ahaan inaad lacagta lagugu layahay. Xataa
yihiin, laakiin wax cadayn ma haysid. haddii aad gadatay wax kaasoo
dacwooduhu dacwadda ka gaynayo,
6
0205SO - How do I Answer a Law Suit for Debt Collection? (Somali)
waxaba laguguma lahaan karo haddii
shaygu ciladaysnaa ood soo celisay, ama
aad isku dayday inaad soo celiso. Haddii aad doonaysid inaad
samayso ka daba sheegasho,
Waxaad waayi kartaa “Is Difaac Ahaan” waa inaad bixisaa lacagta
haddii aad gaysid warqad Jawaab ah oon buuxinta foomka si loo geeyo
sheegaynin. Jawaabtaad. Dagmooyin
dhawr ah waxay kuu ogolaan
Qodobka 8(c) ee Qodabka karaan inaad isku daydid in
Madaniga ee Maxkamadda lagaa dhaafo lacagta. Waydii
Sare sidoo kale wuxuu qoraa xafiis-hayaha maxkamadda
is difaacyada. nidaamyada heer deegaan.
Haddii aadan qorshaynaynin
D. Kadaba sheegasho inaad keento ka daba
sheegashada, ka saar
Waxaad dooni kartaa inaad samayso meesha “kadaba sheegadka”
dacwado ka dhan ku ah dacwoodaha. Waa ee araarta, salka, iyo
inaad ku sheegtaa dacwadahan jumladda ugu danbaysa ee
Jawaabtaada haddii ay sababeen hawl isku jawaabtaada. Haddii kale,
mid ah ama arrinta dacwooduhu dacwadda xafiis-hayuhu wuxuu isku
ka gudbinayo. dayi karaa inu kugu dallaco
lacagta buuxinta.
Tusaalayaal: haddii iibiyaha alaab kugu
dacweeyo daynta iibsashada alaabta taaso E. Dhaqaalaha wax laga dhaafo
oo ciladaysnayd oo wax ku yeeshay, waa
inaad ku sheegtaa dacwad kasta ood rabtid Haddii dhaqaalahaaga laga dhaafo xukunka
inaad ka gayso iibiyaha/gadaha, wax bixin. Waa inaad ku qortaa qormo
dacwoodaha ee jawaabtaada. Haddii jawaabtaad oo sheegaysa sidaa. Tusaale:
dacwooduhu sharciga Dayn ururinda (fiiri haddii dhaqaalahaagu yahay Kaalmada
Xuquuqda Dayn Bixiyayaash – qoraalka Dawladda oo kali ah, taasoo uu ka dhaafay
Hay’adaha Dayn ururinda), waxad yeelan wax bixinta sharciga fadaraalka, hadaba ku
kartaa sheegasho khasaare oo kadhan ku ah qor jawaabtaada waxa soo socda:
dacwoodaha. Ka ogaw qareen ama sharciga “Dhaqaalahaygu wuxuu ka koobanyahay oo
maxkamadda wax badan oo ku saabsan ka kali ah Kaalmada Dawladda.” Tani ma ahan
daba sheegasho. difaac dacwadda. Waxay ogaysiin
dacwoodaha in dhaqaalahaaga laga dhaafay
xukunka wax bixinta oo kali ah. Haddii
dacwaddu ku seegto oo dacwooduhu ka dib
xukumo bangi akoontigaaga laga dhaafay
wax bixinta, waxaad qaadi kartaa tilaabo
kadhan ku ah dacwoodaha.
7
0205SO - How do I Answer a Law Suit for Debt Collection? (Somali)
F. Saxiixa iyo Ciwaankaaga buuxisid qayb ka mid ah bayaanka
waxaan run ahayn, waxaa lagugu soo
Bogga ugu danbeeya, ku qor taariikhda oogi karaa been dhaarasho, qaybta
magacaaga ku saxiixan. Dhankaa hoose, ku danbiga B. Haddii lagugu soo oogo inaad
saxiix magacaaga oo leh saxiixaaga sharciga been ku dhaaratay bayaankan, tan
ah (kaad u adeegsatid jeegagga). Ha ahaado waxaa loo qaadan khiyaamo. Dabadeed
saxiixaadu xagga hoose, ku qor magacaaga waxaan shaki ku jirin inaad ku bixin
sidaa darteed si fudud ayaa loo akhrin doonto daynta dacwaddan mooro dug.
doonaa. Ku qor ciwaankaaga dhanka hoose. Dayn bixiyayaashu aad bay ugu
Waxaad dhamaysay Jawaabtaada. fiicanyihiin ogaanshaha hantida iyo
dhaqaalaha aad leedahay. Daacad u
Ciwaankaaga: Ku qor ciwaan meesha aad noqo bayaankan.
waraaquhu ka soo galaan oo gacan lagu
keeno. Ha adeegsan P.O. Box. Ogaysiisyada Ku lifaaq waraaqda kaalmadaada
Dhagaysiyada waxaa laguugu soo diri dawladda iyo warqadda bangigaaga.
doonaa ciwaankaas. Haddii aad imaan Waa inaad ku dartaa lambarka
waydo sababtoo ah maadan helin ogaysiis, aqoonsiga laftirkiisa iyo lambarka
maxkamaddu waxay kugu soo rogi kartaa akoontiga bangiga.
xukun adoo maqan.
Maxaan ku samayn
Seen u buuxin Bayaanka Dhaafidda dukumiintiyadan marka aan
Dhaqaale iyo Hanti? buuxiyo?
Qaybaha 1 – 3: Dib u akhri “Waxay A. Keenis
tahay Jawaabta” qaybta in la buuxiyo
bogga koobaad ee bayaanka. Ka samee ugu yaraan labo koobi
Jawaabtaada iyo Ogaysiiska Imaansho. U
Qaybta 4: Sax sanduuq kasta oo keen qareenka dacwoodaha warqad kasta
khuseeya dhaqaalaha aad heshid. hal koobi. Qor magaca qareenka iyo
Tusaale: Waxaad heshaa Dhaqaalaha ciwaanka dhanka midig ee hoose ee
Kaalmada Dheeriga (SSI). Waxaad sixi waraaqaha Wicidda iyo Dacwadda. Haddii
sanduuqa labaad ee qaybta 4. dacwooduhu naftiisa u taaganyahay, sii
koobiga waraaqaha dacwoodaha. Haddii
Qaybta 5: Samee wax la mid aadan doonaynin inaad u geeso laftirkaagu
hantida/guriga aad leedahay. Tusaale: saaxiib aamin ah ha kuugu geeyo.
Waxaad leedahay magtabad
qiimaheedu yahay $1,000. Waxaad sixi Waa inaad gaysaa koobiga Jawaabtaada
sanduuqa afraad ee qaybta 5. ama Ogaysiiska Imaansho wakhtiga ama ka
hor wakhtiga Wicidda. Waa inaad ku
Qaybta ugu danbaysa bayaanka: Saxiix gaysaa Jawaabtaada iyo Ogaysiiska
bayaanka kuna qor taariikhda aad Imaansho wakhtiga.
saxiixday, saxiixa, waxaad ballan
qaadaysaa in dhammaan xogta aad Waa inaad u gaysaa koobiga dukumiinti
qortay ay tahay dhab. Haddii aad ku kasta qareenka dacwoodaha shakhsi ahaan.
8
0205SO - How do I Answer a Law Suit for Debt Collection? (Somali)
Waxaad kaga tagi kartaa warqadaha xog- B. Buuxinta
hayaha ama soo-dhaweeyaha. Ka codso
soo-dhaweeyaha inuu shaabadeeyo Marka dacwooduhu bixiyo lacagta buuxinta
orjinaalka iyo koobiga dukumiinti kasta oo oo uu keeno Dacwadda maxkamadda,
“koobi laga helay” shaabad muujinaysa maxkamaddu waxay siin lambar kiis. Sida
wakhtiga la qabtay. Tani waxay cadayn caadiga ah waa la shabadayn doonaa ama
doontaa in aad ku keentay dukumiintiyadan waxbaa lagu qori dhanka sare ee midig ee
wakhtiga ee Wicitaanka. Wicitaanka iyo Dacwadda. Maxkamaddu ma
kaydin doonto kiiska kumana siin karto wax
Haddii aad u dirtid dukumiitiyada qareenka ku saabsan kiiska ilaa uu dacwooduhu ka
dacwoodaha, waa inaad siisid wakhti ku keeno.
filan si loogu keeno wakhtiga kama
danbaysta ah (ugu yaraan saddex cisho). Haddii u jiro kiis lambar ku qoran
Kuma filna Jawaabta iyo Ogaysiiska Wicitaankaaga iyo Dacwadda, ku qor
Imaansho in lagu shaabadeeyo wakhtiga lambarka Jawaabtaada iyo Ogaysiiska
ama ka hor. Qareenka dacwooduhu waa Imaansho oo u gee orjinaalka(lada) Xafiis-
inuu ku helaa wakhtiga loo qabtay hayaha Maxkamadda. Gee Jawaabta iyo
Wicitaanka. Haddii aad u dirto Jawaabta, Ogaysiiska Imaansho ee orjinaalka ka dib
waxaad ku diri kartaa hal Jawaab boostada markaad u gaysid koobi qareenka
caadiga ah midna boostooyinka sare, dacwoodaha ood heshid adeegga
codsiga helidda soo noqoshada. caddaynta (“koobiga waa la qabtay”
shaabadda ah), laakiin ka hor wakhtiga loo
Gacan ka dhiibid baa qabtay ee ku qoran Wicitaanka. Marka aad
wanaagsan. gaysid Jawaabta iyo Ogaysiiska Imaansho,
ka shaabadee koobiyadaada shakhsi
Haddii aad dirtid Ogaysiiska Imaansho shaabadda Xafiis-hayaha oo muujinaysa
iyo/ama Jawaabta, maxkamaddu waxay u taariikhda aad keentay orjinaalada.
baahantahay caddaynta diridda. Buuxi
Haddii Wicitaanada iyo Dacwadda aad
Adeegyada caddaynta. Ku lifaaq orjinaalka
heshay ayna lahayn kiis lambar, Xafiis-
dukumiintiga eed dirtay. Adeegga
hayuhu ma hayo diiwaanka kiiskaaga. Ma
caddaynta fudud iyo foomka Adeegga
keeni doontid orjinaalka Jawaabtaada iyo
caddaynta waad isticmaali kartaa
Ogaysiiska Imaansho. Waa inaad wali
qoraalkan. Ka samee koobiyo dheeri ah
raacdaa nidaamyada caadiga ah ee u gaynta
foomka inta aadan isticmaalin ka hor. Waa
koobiga Jawaabtaada qareenka
inaad aqoonsataa warqad sharci oo noocee
dacwoodaha . Xafid orjinaalka jawaabtaada
ah ayaa Adeegga caddaynta khusaysa
(tusaalayaal: Jawaab, Ogaysiiska Imaansho) iyo Ogaysiiska Imaansho ilaa aad ka ogaatid
ood isku tuurtaa noocyada warqad diridda in dacwooduhu uu geeyay kiiska oo uu
aan haboonayn. (Tusaale: aad dirtay, tuur hadda haysto lambar kiis. Marka aad heshid
“gacan ku keened.”) lambarka kiiska, raac nidaamka buuxinta
orjinaalka dukumiintiyada sare.
9
0205SO - How do I Answer a Law Suit for Debt Collection? (Somali)
Waa inaad ku keentaa HORAY U IMAAN WAYDAY
Jawaabtaada wakhtiga ku WAKHTIGA LAQABTAY, GEE
qoran Wicitaankaaga JAWAABTA SI KASTABA.
(badanaa labatan cisho). Jawaabta dib dhaca ah
Marka aad wakhtiga ku waxaa ka fiicnaan karta
keento Jawaabtaada ood u Jawaab la’aan gabiba. Haddii
gayso qareenka aad dib dhacdo, oo
dacwoodaha, waa inaad maxkamaddu gasho
heshid ogaysiiska dhagaysiyo maxkamadaynta adiga, si
kasta. Ha jarin dhakhso ah ula hadal qareen.
dhagaysiyadan. HADDII AAD
Qoraalkan wuxuu bixyaa xog guud oo khusaysa xuquuqdaada iyo waajibaadka. Looguma talo galin wax
dheeri ah ee talo siin sharci oo gaar ah.
© 2013 Mashruuca CadaaladXdoag etaen W waaqkohotiygie-egdaalb xeaeadd i(r©ka 2 a0h1 w3a Na,o Jrutuhnw 2e0s1t 3Ju. stice Project) — 1-888-201-
1014
(Ogolaanshaha koobiyenta iyo qaybinta waxaa la siiyay Ururka Cadaalada Siman (Alliance for Equal Justice)
iyo shakhsiyaadka ee waxyaabaha aan ganacsiga ahayn oo kali ah.)
10
Description:qoraalka Xuquuqda · Dayn-qaataha ee Dacwad laga heli karo qaadi karo. 1. Sidoo kale waxay ogaysiin in haddii ay isku . kaama qaadan karo.