Table Of ContentD
d (da') m.dh Xarafka afaraad ee xurufta daabacnaan m.f.dh eeg daabacan. ld
soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2). daabacnaansho.
da'¹ m.dh 1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo daabacnaansho m.l/dh ld daabacnaan.
iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu daabad m.l Ninka tababbarka bilowga ah
dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan qaatay xagga ugaadhsiga, welise aan heer
jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool. fiican gaarin.
da'² f.mg1 (-'ay, -'day; -di'i) 1. Roob cirka ka daabakhaad m.dh 1. ld daabaqaad. Calaamad,
imaansho. 2. Hoore, si dhibic dhibic ah u summad, lagu dhigo neef iib u jooga.
daadasho. 2. Tartamidda cayaar turub laba dhinac oo
daa f.g2 (dayay, deysay; deyn) 1. Wax iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin
xannibnaa faraha ka qaadid. 2. Hawl la ay kala qabaan, in ay qolo keliya wareegto.
hayay faraha ka qaadid. 3. Wax la caadaystay daaban f.mg4 (-bnaa, -bnayd) Wax la daabay
joojin. Tus. “Waxaa fiican inaad sigaarka ahaansho; wax daab loo yeelay ahaansho.
dayso”. daabaqaad m.dh ld daabakhaad (1).
da'aa m.l (c.cimi.) Sida cilmiga cimiladu uu daabasho m.f.dh eeg daabo.
sheegayo, waa biyaha qaabkoodu dareere daabax¹ m.l 1. D. ah: neef xoolo ah oo qalliin
ama adagyahay, oo dhulka uga yimaada ku habboon. 2. D. ah: hilib aan tamooti
xagga gibilka. ahayn. 3. ld daabaxid. ld dabaax¹, dabax¹,
da'aad m.dh ld da'¹ (1). dibaax, dubaax.
daab¹ m.l (-bab, m.l) Qori ama bir la qabsado daabax² f.g1 (-xay, -xday) Neef xoolo ah
oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda gawricid. ld dabaax², dabax².
iwm loo adeegsado. daabaxid m.f.dh ld daabax¹ (3), daabixid,
daab² m.dh 1. Cudur leh shuban oo ku dhaca dabaax¹, dabaaxid, dabxid
dhasha xoolaha markay dambar badan daabbad m.dh (-do, m.l) 1. Neef xoolo ah oo
nuugaan. 2. ld doog². la rarto ama la fuulo. 2. Nafley weyn oo la
daab³ f.g1 (-bay, -btay) Qalab goynta, jebinta, rumeysanyahay inay badda ku jirto, balse aan
qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la weligeed la arag.
qabsado ku rakibid. daabbadqaad m.dh Nafley weyn oo badda ku
daabac¹ m.l 1. Duub dun ah oo maryaha lagu nool.
xardho. 2. Dhar dun lagu xardhay. 3. (-cyo, daabbul f.g1 (-ulay, -ushay) Dad, xoolo, alaab
m.dh) Meesha ay iska galaan daabka iyo birta iwm oo badan si degdeg ah u daadgurayn.
toorreyda. 4. ld daabicid. daabbulad m.dh (-do, m.l) Xirmo ka kooban
daabac² f.g1 (-cay, -cday; -bici) 1. Xarar ku boqol marduuf oo jaad ah. ld daabbule.
qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun daabbule m.l ld daabbulad.
midabyo leh ama rinjii. 2. Qoraallo daabbulid m.f.dh eeg daabbul.
madbacadayn. daabdulle m.l Bir dhuuban oo koorta ilaheeda
daabacaad m.dh 1. Gelinta qoraal madbacad la lagu dalooliyo.
geliyo. 2. Qoraal inta hal mar la daabaco. ld daabece m.l (-cayaal, m.l/dh) 1. Qof qoraallo
daabicid. madbaceeya. 2. Qof dharka daabaca.
daabacan f.mg4 (-cnaa, -cnayd) 1. Maro, wax daabicid m.f.dh eeg daabac². ld daabac¹ (4),
dabac lagu qurxiyay ahaansho. 2. Qoraal, daabacaad.
wax la madbacadeeyay ahaansho. daabid m.f.dh eeg daab³.
daabixid m.dh ld daabaxid.
161
daabnaan
daabnaan m.f.dh eeg daaban. ld daabnaansho. daacwashiir¹ m.l Daacaqurun.
daabnaansho m.l/dh ld daabnaan. daacwashiir² f.mg1 (-ray, -rtay)
daabo f.g/mg3 (-btay, -batay) 1. (f.g) Qalab Daacaqurmid.
daab u samaysasho. 2. (f.mg) Ku dhicid daab daacwashiirid m.f.dh eeg daacwashiir².
(dhasha xoolaha). Tus. “Waxartu waa daad¹ m.l (-dad, m.l) 1. Biyo xoog leh oo faafa
daabatay”. oo ka yimaadda roob da'ay ama webi
daabul f.g1 (-ulay, -ushay) Xoolo koox-koox u fatahay. 2. Qaybta roobka ka mid ah oo ugu
socda si degdeg ah u rarid. dambaysti gaarta duruuraha.
daabulid m.f.dh eeg daabul. daad² m.l (-dad, m.l) (juqr.) Biyo si kedis ah
daac¹ m.dh Qabatoon; macaluul; diihaal. oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan
daac² f.g/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Neef keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada
caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.
ka sii deyn. 2. (f.mg) Nafley caatoobid. ld daad³ f.mg1 (-day, -dday) Biyo badan oo ka
daaco². yimid roob da'ay ama webi fatahay faafid.
daacad m.dh Qof niyad samida ama daadad m.l ld daadasho.
mukhlisnimada uu muujinayo ay ka daadasho m.f.dh eeg daado. ld daadad.
dhabtahay. daaddah m.dh Eray carruurta yaryar lagu
daacadnimo m.dh Daacad ahaansho. yiraahdo kolka gacnaha la hayo oo socodka
daacadxumo m.dh Daacadnimo la'aan. la barayo.
daacaqurmid m.f.dh eeg daacaqurun². ld daaddeg¹ m.l (-gyo, m.dh) Meel taag ah
dacwashiirid. gollaheeda.
daacaqurun¹ m.l Daaco ur qurmoon oo ka daaddeg² m.l (-gyo, m.dh) (juqr.) Qayb ka
timaadda calool cunto kala duwan qaadatay. mid ah webiga oo socoshada biyaheedu ay ka
ld dacwashiir¹. dheerayso socoshada caadiga ah ee biyaha.
daacaqurun² f.mg1 (-rmay, -rantay; -rmi) Waxa laga yaabaa inay sababto tiirada oo
Qof, cunto uu cunay ku bukooday oo naqas janjeerkeedu si kedis ah kor ugu kaco, ama
qurmoon bixinaya noqosho. ld adkaysiga dhadhaabaha biyuhu dul
dacawashiir². marayaan oo aan isla ekayn.
daacasho m.dh ld daacid. daaddeg³ f.mg1 (-gay, -gtay) Ka d.: meel taag
daaci¹ m.l.kh D. ah: neef aad caato u ah. ah hoos uga dhaadhicid.
daaci² f.g/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) In weyn oo daaddegid m.f.dh eeg daaddeg³.
wax hoore ah shubid. 2. (f.mg) Fatihid daaddihi f.g2 (-iyay, -isay) 1. Ilmo yar socod
(webi). barid. 2. Wax si tartiib ah u wadid.
daacid m.f.dh eeg daac². ld daacasho. daaddihin m.f.dh eeg daaddihi.
daacin m.f.dh eeg daaci². daadduf¹ m.l ld daaduf¹.
daaco¹ m.dh (-ooyin, m.l) 1. Neef dhawaaq daadduf² f.mg1 (-fay, -ftay) ld daaduf².
leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo daaddufid m.dh ld daadufid.
baxda. 2. Dhul godan oo aan dhir lahayn. daadduumi f.g2 (-iyay, -isay) Feer, laad iwm
daaco² f.mg3 (-cday, -catay) ld daac². cid dhulka la dhigid. ld daadduunsii,
daacuf m.dh Timo ama dhogor dheer, si xun u daanduumi, daanduunsii.
baxay ama aan la habeyn. daadduumid m.f.dh eeg daadduun². ld
daacufle m.l Qof ama neef daacuf ah. daanduumid.
daacuun¹ m.l Cudur calooleed aad halis u ah, daadduumin m.f.dh eeg daadduumi. ld
dhaqso u faafa oo leh shuban badan oo biyo daadduunsiin, daanduumin, daanduun-
ah. ld daacuun-calooleed, daacuuncaloolo. siin.
daacuun² m.l (daaw.) Cudur muddo gaaban daadduun¹ m.l Qof cayrnimo awgeed la
oo la is qaadsiiyo oo ku dhaca xiidmaha bayhoofay. ld daanduun¹.
waxaana keena baktiiriyada “vibrio daadduun² f.mg1 (-umay, -untay; -umi)
cholerae”. Astaamaha: matag badan, shuban Cayrnimo darteed la bayhoofid. ld
biyha bariiska u eg, jirka oo biyuhu ka daanduun².
dhammaadaan; cudurka waxaa laga qaadaa daadduunshe m.l (-shayaal, m.l/dh) Budh
cunto ama biyo aan nadiif ahayn oo u weyn oo lagu dagaalamo. ld daanduunshe.
gaadhay saxaro qof qaba cudurkaas. daadduunsii f.g2 (-iiyay, -iisay) ld
daacuun-calooleed m.l ld daacuun¹. daadduumi.
daacuuncaloolo m.l ld daacuun¹. daadduunsiin m.dh ld daadduumin.
162
daahsi
daadgurayn m.f.dh eeg daadguree. daafkaddeegid m.f.dh eeg daafkaddeeg². ld
daadguree f.g2 (-reeyay, -raysay) 1. Wax daafkaddeeg¹ (2).
badan meel si degdeg ah uga qaadid. 2. Wax daah¹ m.l 1. Dibdhac; raagis; dubudhac. 2. ld
iyadoo meel kale la geynayo halis ka daahid.
badbaadin. dąah¹ m.l (-hyo, m.dh) Ilixir laga sameeyay
daadi f.g2 (-iyay, -isay) Wax meel ay ku jireen dhar ama shiraac ama wax kale oo lagu xiro
ka geddin. albaabbada iyo khalfadaha iwm ama qolalka
daadid m.f.dh eeg daad². lagu kala gooyo.
daadin m.f.dh eeg daadi. ld daadis. daah² m.l (-hyo, m.dh) (riw.) D. masraxiyeed:
daadis m.l ld daadin. ilxir loo adeegsado goobta masraxiyadda.
daado f.mg3 (-aatay, -aadatay) 1. Wax meel dąah² f.g1 (-hay, -hday) Ilixir u yeelid.
ku jiray qubasho. 2. Qosol la d.: ilaa laga daah³ f.mg1 (-hay, -hday) 1. Raagid; dib u
ilmeeyay qoslid (dad badan). dhicid. 2. Ka soo d.: madaxqaad; cudur ka
daadsan f.mg4 (-naa, -nayd) Wax la daadiyay kicid; diif cudur ka muuqato.
ahaansho. dąahan f.mg4 (-hnaa, -hnayd) Wax ilixir loo
daadsanaan m.f.dh eeg daadsan. ld daad- yeelay ahaansho; daah lahaansho.
sanaansho. dąahasho m.f.dh eeg dąaho.
daadsanaansho m.l/dh ld daadsanaan. daahi f.g2 (-iyay, -isay) Cid ama wax kale
daaduf¹ m.l (-fyo, m.dh) Qof shaqsiyaddiisu meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga
liidato oo cayr ah. ld daadduf¹. dhacsiin.
daaduf² f.mg1 (-fay, -ftay) Qof cayrnimo daahid m.f.dh eeg daah³. ld daah¹ (2).
darteed la carcaraafid. ld daadduf². dąahid m.f.dh eeg dąah².
daadufid m.f.dh eeg daaduf². ld daaddufid. daahiil¹ m.l ld diihaal¹.
daadxoor m.l/dh 1. Xumbo saaruq wadata oo daahiil² f.mg1 (-ilay, -ishay) ld diihaal².
ka samaysanta xawliga biyaha, siiba daahiilid m.dh ld diihaalid.
daadadka. 2. Saaruqda daadadka ka harta. daahin m.f.dh eeg daahi.
daaf m.dh (-fo, m.l) Doc; dinac; hareer. daahir¹ m.l 1. (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif.
dąaf¹ m.l Xanuun indhaha ku dhaca; bakooro. 2. Sida muuqata ama muqaalka guud.
dąaf² m.l (daaw.) Halamacoodka xuubka isha daahir² f.mg1 (-ray, -rtay) (dii.) Soo ifbixid;
iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s)
daaya biyo ama malax. wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14
dąaf³ f.mg1 (-fay, -ftay) Daaf ku dhicid. qarni iyo hodhodho”.
daafac¹ m.l ld daaficid. daahiri f.g2 (-iyay, -isay) 1. (dii.) Wax nijaaso
daafac² f.g1 (-cay, -cday; -fici) Wax iska celin ka bi'in. 2. Wax, wax muuqda oo bayaan ah
ama cid kale ka celin. ld difaac². ka dhigid.
daafacaad m.dh Ka hortagidda laga hortago daahirid m.f.dh eeg daahir².
halis cid ku soo fool leh. daahirin m.f.dh eeg daahiri.
daafad m.dh (fiis.) Daafad xariiqeed (p) ee daahirnimo m.dh (dii.) Daahir ahaansho;
walax waa taranta cufkeeda (m) iyo nadiifnimo.
keynaanka (v) ee walaxda. Daafaddu waa dąahiro m.dh Nicmo iyo khayr aad u badan
xaddi leeb oo u jeeda dhanka jihada daahiyad m.dh 1. Dhibaato waxyeello weyn
keynaanka. leh; masiibo; belo. 2. Qof aad u caqli badan
daafad-xagleed m.l (fiis.) Summad L. Taranta oo iloodi ah.
keynaanka xagleed ee walaxda (w) iyo dąahnaan m.f.dh eeg dąahan. ld dąahnaansho.
wahsiga maroojiskeeda. Tus. “L = Iw” dąahnaansho m.l/dh ld dąahnaan.
daafi m.dh Nooc ka mid ah badarka oo aad u dąaho f.g3 (-hday, -hatay) Ilixir u yeelasho.
yaryar, canjeeladana laga sameeyo. daahsad m.l ld daahsasho.
daaficid m.f.dh eeg daafac². ld daafac¹, difaac¹, daahsan f.mg4 (-naa, -nayd) Wax daahay
difaacid. ahaansho.
dąafid m.f.dh eeg dąaf³. daahsanaan m.f.dh eeg daahsan. ld
daafkaddeeg¹ m.l.kh 1. D. ah: qof xoolo lahaa daahsanaansho.
oo cayroobay. 2. ld daafkaddeegid. daahsanaansho m.l/dh ld daahsanaan.
daafkaddeeg² f.mg1 (-gay, -gtay) Cayroobid daahsasho m.f.dh eeg daahso. ld daahsad,
qof xoolo lahaa. daahsi.
daahsi m.l ld daahsasho.
163
daahso
daahso f.g3 (-saday, -satay) Qof ama wax la daalacan m.dh Waqti wixii la sheegaa ay shaac
sugayay raagsasho. baxaan oo aanay qarsoomin.
daa'imi f.g2 (-iyay, -isay) Fal samayntiisa daalacasho m.f.dh eeg daalaco.
joogtayn. ld daayimi. daalaco f.g3 (-cday, -catay) Si xasilloon wax u
daa'imid m.f.dh eeg daa'in. ld daayimid. akhrisasho.
daa'imin m.f.dh eeg daa'imi. ld daa'imis, daalalli m.dh 1. Waaxda saddexaad ee
daayimin, daayimis. degmooyinka xiddigaha, xilliga dayrta.
daa'imis m.l ld daa'imin. 2. Roobka xilliga dayrta da'a. 3. Raar
daa'imo m.dh Ilmo yar oo aabbihiis dhintay; meydka looga sameeyo geedaha korkooda.
agoon. daalan m.l ld daallan.
daa'in¹ m.l Sifo Eebbe oo tilmaamayso suulid dąalan m.l ld dąallan.
la'aantiisa. ld daayin¹. daaldhe m.l Doqon.
daa'in² f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal daali f.g2 (-iyay, -isay) 1. Qof ama nafley noog
samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld ku ridid. 2. Qof wax uu u baahanyahay u
daayin². raadin.
daa'iro m.dh Ayaan cidiba mar hesho. daalib¹ m.l 1. Qof wax doonaya. 2. Qof wax
daaji f.g/lg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) U muujin baranaya.
kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala daalib² f.g1 (-bay, -btay) Wax doonid ama
maagganyahay. Tus. “Dambiililhii mudda raadin.
dheer waa la daajiyay dabadeese waa la daalibid m.f.dh eeg daalib².
qabtay”. 2. (f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin. daalici f.g2 (-iyay, -isay) Wax muujin; wax kor
ld daaqsii. u soo bixin.
daajin m.f.dh eeg daaji. ld daajis, daaqsiin, daalicid m.f.dh eeg daalac². ld daalac¹ (2).
daaqsiis. daalicin m.f.dh eeg daalici.
daajis m.l ld daajin. daalid m.f.dh eeg dąal². ld daalis.
daakir f.mg1 (-ray, -rtay) Arooryo hore daalin m.f.dh eeg daali.
addimid. daalis m.dh ld daalid.
daakiraad m.dh 1. Addinka iyo ducooyinka la daallan m.l Cunno macmacaan oo jaadad
akhriyo arooryada hore. 2. Waqtiga addinka badan ah oo cunnada weyn dabadeed la
arooryada hore. cuno. ld daalan.
daakirid m.f.dh eeg daakir. dąallan f.mg4 (-naa, -nayd) Wax noog hayo
daal m.l 1. Nooc digirta ka mid ah, iniino ahaansho. ld dąalan.
yaryar oo qaab wareegsan leh oo la cuno. daalli m.dh Oori; haweeney.
2. Cad dhalo ah oo wixii lagu fiiriyo daallin m.l (-immo/-imiin, m.dh) Qof dulmi
muukaalqooda weynaysa. badan.
dąal¹ m.l Culayska iyo jiirago'a oogada ku daallinnimo m.dh Daallin ahaansho.
dhaca kolka socod dheer ama hawl adag la daaltir f.g1 (-ray, -rtay) Wax daal hayo nasin
qabto; noog. (nafley).
dąal² m.l (daaw.) Noog xagga jirka iyo daaltirad m.l ld daaltirasho.
maskaxda oo ka yimid hawl adag ama daaltirasho m.f.dh eeg daaltiro. ld daaltirad.
muddo dheer socotay. D.ka muruqyada daaltirid m.f.dh eeg daaltir.
waxaa keena walax aan waxtar jirka u lahayn daaltiro f.mg3 (-rtay, -ratay) Cid daal hayay si
oo ka yimaada metaboliisimka oo ku urura uu uga ba'o; nasasho.
muruqa kana farabata shaqada dhiigga oo daamad m.dh Cayaar shaxda u eg oo lagu
dibedda jirka uga saara. Nafaqo xumo ama dulcayaaro loox afar gees ah oo leh cadad
cudur waxay qofka u keeni karaan d. midabaysan.
dheeraad ah. daamir m.l Walax layiig dhegdheg ah, madow,
dąal³ f.mg1 (-aąlay, -aąshay) Socod dheer ama oo jidadka lagu sameeyo; laami. ld
hawl adag oo la qabtay awgeed, culays iyo daammur.
jiirago' oogada ka dareemid. daammur m.l ld daamir.
daalac¹ m.l Wax dheeraad ah oo cid loo daan¹ m.l (-aaman, m.l) Afka labadiisa lafood
raacdo. oo ilkuhu ku yaalliin.
daalac² f.mg1 (-cay, -cday; -lici) Dayax ama daan² m.l (-aaman, m.l) (c.nafl.) Nudo adag
qorrax soo muuqasho. oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama carjaw
kuwaas oo sameeya fuqa hoose ee
164
dąar
xayawaanka qaarkood, gaar ahaan daani¹ m.l 1. (m.u) Cayayaan aad u yaryar,
lafdhabarleyda. Shaqada ugu weyn ee badarka gala oo bolol ka dhiga; suus. 2. D.
daamanku waxa weeye inay ilkaha ka ah: beydari aad toogta u yaqaan.
caawiyaan qaniinyada iyo calaalinta cuntada. daani² m.l Nin aan la gafin toogta wax uu
daan³ m.dh (-aamo, m.l) Webi, tog iwm nishaabo.
labada dhinac midkood. daanka hoose m.l (daaman ..., m.l) (c.nafl.)
daandaami f.g2 (-iyay, -isay) Feer, laad iwm Daanka hoose ee lafdhabarleyda.
cid ku wareerin. daanshoo f.mg3 (-ooday, -ootay) Xasillooni
daandaamid m.f.dh eeg daandaan². ld xarrago ku jirto u socosho.
daandaan¹ (2). daanshood m.f.l eeg daanshoo.
daandaamin m.f.dh eeg daandaami. daanyeer m.l (-rro, m.dh) ld daayeer.
daandaan¹ m.l 1. D. ah: nafley tabar daran oo daanyeerad m.dh (-do, m.l) ld daayeerad.
dhaadhacaysa. 2. ld daandaamid. daaq¹ m.l 1. Caws, caleen iwm oo ay xooluhu
daandaan² f.g1 (-aamay, -aantay; -aami) cunaan; baad. 2. ld daaqid.
Tabardarro awgeed dhicdhicid. daaq² f.g/mg1 (-qay, -qday) Caws, caleen iwm
daandaansad m.l ld daandaansasho. cunid (xoolo).
daandaansan f.mg4 (-naa, -nayd) Wax daaqad m.dh (-do, m.l) 1. Dariishad; khalfad.
wareersan ahaansho (nafley). 2. ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo dhowr
daandaansanaan m.f.dh eeg daandaansan. ld go' loo qaybin karo.
daandaansanaansho. daaqbarad m.l.kh D. ah: dhal xoolaad oo
daandaansanaansho m.l/dh ld daandaan- markaa billaabay cunidda caws, caleen iwm.
sanaan. daaqbarasho m.f.dh eeg daaqbaro.
daandaansasho m.f.dh eeg daandaanso. ld daaqbaro f.mg3 (-rtay, -ratay) Cunidda caws,
daandaansad, daandaansi. caleen iwm billaabmid (dhal xoolaad).
daandaansi m.l ld daandaansasho. daaqcune m.l (c.nafl.) Xayawaanka cuna daaqa
daandaanso f.g3 (-sady, -satay) Si bareer ah gaar ahaan naasley kasta oo dhirta cunta, sida
qof u maagid; faduulin. qoobleyda lo'da, dameeraha iwm.
daandheero m.dh Cudur geela ku dhaca oo ka Daaqcunayaasha waxa astaan u ah ilka
dhasha ilig si xad dhaaf ah u dheeraada oo uu qabatimay ridqidda caleemaha. ld daaqe.
neefku calaliska ku dhibtoodo. daaqe m.l ld daaqcune.
daanduumi f.g2 (-iyay, -isay) ld daadduumi. daaqgee f.g2 (-geeyay, -geysay) Xoolo daajin.
daanduumid m.dh ld daadduumid. daaqgeyn m.f.dh eeg daaqgee.
daanduumin m.dh ld daadduumin. daaqi m.l Nooc shabaagta ka mid ah oo lagu
daanduun¹ m.l ld daadduun¹. dabo libaaxbadeedka yaryar.
daanduun² f.mg1 (-uumay, -uuntay) ld daaqid m.f.dh eeg daaq². ld daaq¹ (2).
daadduun². daaqo m.dh ld daaqad (2).
daanduunshe m.l ld daadduunshe. daaqsad m.l ld daaqsasho.
daanduunsii f.g2 (-iiyay, -iisay) ld daaqsasho m.f.dh eeg daaqso. ld daaqsad.
daadduumi. daaqsii f.g2 (-iiyay, -iisay) ld daaji.
daanduunsiin m.dh ld daadduumin. daaqsiin m.dh ld daajin.
daangee f.g2 (-geeyay, -gaysay) Badar daango daaqsiis m.l ld daajin.
ka dhigid. daaqsin m.dh (-nno, m.l/dh) 1. Daaq.
daangeyn m.f.dh eeg daangee. 2. Fogaanta u dhexeysa guriga iyo meesha ay
daangeysad m.l ld daangeysasho. xooluhu daaqa ugu tagaan.
daangeysasho m.f.dh eeg daangeyso. ld daaqso f.lg3 (-saday, -satay) Meel daaq u leh
daangeysad. xoolo u daaq gaysasho.
daangeysi m.l ld daangeysasho. daaqtag¹ m.l 1. Foogaanta u dhexeysa xerada
daangeyso f.g3 (-stay, -satay) Badar daango ka xoolaha iyo meesaha ay daaqa u aadaan.
dhigasho. 2. D. ah: xoolo meel daaq leh u socda.
daango m.dh Galley ama messeggo la saloolay. daaqtag² f.mg1 (-gay, -gtay) Xoolo meel ay
daanguur m.dh Shimbir yar, bay ah, koox- daaq ka helayaan aadid.
koox u socota oo qodata gocosada iyo daaqtegid m.f.dh eeg daaqtag².
abuurka duugan. dąar m.dh (-ro, m.l) Guri, shub, dhagax,
jaajuur iwm ka samaysan; sar.
165
daar¹
daar¹ m.l 1. Xabad. 2. (-rar, m.l) Daloolka yar daaruqow f.mg1 (-qoobay, -qowday) Wax
ee haruubka dhiisha ama haanta. 3. (-rar, caalliray noqosho (boog).
m.l) Cuf yar oo la geliyo daloolka haruubka daas m.l (-sas, m.l/-syo, m.dh) 1. Guri.
dhiisha ama haanta. 4. Hilib jiir ah oo sararta 2. Dukaan.
inteeda dambe ee araxda xigta saaran. daasad m.dh (-do, m.l) Weel bir ka samaysan
daar² f.g1 (-ray, -rtay) 1. Wax shidid (dab); oo cunnada, cabitaanka iwm ee la keydinayo
wax ifid (nal, feynuus iwm). 2. Taabasho; lagu alxamo; qasac.
maagid; daandaansi. 3. Qof dilid; qof rayd. daash m.l (-shash, m.l) Dhismo kor ka dadan,
daarad m.dh (-do, m.l) 1. Qolka fadhiga ee hareeraha ka furan oo carshaanta,
guriga. 2. Barxadda guriga hortiisa ku taal. baraakoyinka, mundullada iwm hortooda
daaran¹ f.mg1 (-rmay, -rantay; -rmi) 1. Wax lagu dhiso.
la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho daata m.dh (xis.) Xaqiiqooyin ama warar la isa
(nal, feynuus iwm). 2. Wax hadlay ama siiyay ama la soo ururiyay si loo baro. D.
muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm). waxa lagu muujin karaa garaaf jiitimeed,
daaran² f.mg4 (-rnaa, -rnayd) 1. Wax la garaaf sawireed iwm.
shiday ahaansho (dab); wax la ifay ahaansho daawad m.l ld daawasho.
(nal, feynuus iwm). 2. Wax hadlay ama daawade m.l (-dayaal, m.l/dh) (riw.) Qof
muuqday ahaansho (raadiyo, telefishan masrax, filim, ciyaar iwm daawanaya.
iwm). daawadhigad m.l ld daawadhigasho.
daarasho m.f.dh eeg daaro. daawadhigasho m.f.dh 1. Daawayeelad. 2. eeg
daardaar¹ m.l ld daardaarid. daawadhigo. ld daawadhigad.
daardaar² f.g1 (-ray, -rtay) 1. Dab, nal, dhawr daawadhigo f.mg3 (-gtay, -gatay) Daawa-
jeer oo isu dhowdhow daarid. 2. Maagid; yeelasho.
juqjuqayn; daandaansi. daawaley m.dh.kh D. ah: dad heshiis wax
daardaarasho m.f.dh eeg daardaaro. wadaqabsi iyo is-taakulayn ka dhexeeyso.
daardaarid m.f.dh eeg daardaar². ld daardaar¹. daawasho m.dh eeg daawo². ld daawad.
daardaaro f.g3 (-rtay, -ratay) Cid gardarro daawe m.l ld taawo¹.
kula kicid. daawee f.g2 (-weeyay, -weysay) 1. Wax jirran
daardhuuq m.l (-qyo, m.dh) Dheef ama daawo siin. 2. Mushkilad dad ka dhex taagan
waxtar kale oo yar oon la ogeyn oo qof xallin. ld daaweysii, dawee, daweysii.
haysta. daaweyn m.f.dh eeg daawee. ld daaweysiin,
daari m.l Xiddig xiddigaha ka mid ah. daweyn, daweysiin.
daarid m.f.dh eeg daar². ld daaris. daaweynta-fiisikaad m.dh (daaw.) Qayb
daaris m.dh ld daarid. daaweyn oo lagu isticmaalo habab iyo qalab
daarmid m.f.dh eeg daaran¹. fiisikaad si loo daryeelo caafimaadka;
daarnaan m.f.dh eeg daaran². ld daarnaansho. waxaana la isticmaala: nal, fallaaraha
daarnaansho m.l/dh eeg daarnow. ld ultrafayolet iyo infrareed, kul, koronto, riix-
daarnaansho. riixid, tuujin iyo ciyaaro waxtar ah.
daarnow f.mg3 (-naaday, -naatay) Wax daaweysad m.l ld daaweysasho.
daaran noqosho. daaweysasho m.f.dh eeg daaweyso. ld
daaro f.g3 (-rtay, -ratay) 1. Wax shidasho daaweysad, daaweysi, daweysad, dawey-
(dab, nal, raadiyo,telefishan iwm). 2. Qof sasho, daweysi
tartiib u taabasho. daaweysi m.l ld daaweysasho.
daaruqayn m.f.dh eeg daaruqee. ld daaruqays. daaweysii f.g2 (-iiyay, -iisay) ld daawee.
daaruqays m.l ld daaruqayn. daaweysiin m.dh ld daaweyn.
daaruqaysan f.mg4 (-snaa, -snayd) Wax daaweyso f.g/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Wax
caallirsan ahaansho (boog). jirran daawo siisasho. 2. (f.mg) Wax si isla eg
daaruqaysnaan m.f.dh eeg daaruqaysan. ld u qaybsasho. ld daweyso.
daaruqaysnaansho. daawo¹ m.l ld taawo¹.
daaruqaysnaansho m.l/dh ld daaruqaysnaan. dąawo¹ m.dh (-ooyin, m.l) 1. Maaddo
daaruqe m.l Dixri yaryar oo boogaha ku cudurrada, nabarrada, dhaawaca iwm lagula
dhasha. tacaalo. 2. Heshiis iskaashi oo cid ka
daaruqee f.g2 (-qeeyay, -qeysay) Boog dixri dhexeeya. 3. Maaro; xal. ld dawo.
ku dhalin (diqsi). daawo² f.g3 (-waday, -wadatay) Wax in
daaruqoobid m.f.dh eeg daaruqow. muddo ah indhaha ku hayn.
166
dabacadde
dąawo² m.dh (-ooyin, m.l) (daaw.) Walax dabaakhid m.f.dh eeg dabaakh². ld dabaaqid,
kasta oo saameysa qaabka iyo shaqada noole. dibaakhid.
Daawoyinka waxa loo isticmaalaa ka dabaal m.dh Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay
hortagga, cudur aqoonsiga iyo daaweynta nafleydu sameyso markay biyo ku dhex
cudurrada iyo baabi'inta astaamahooda. jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal².
daawoobid m.f.dh eeg daawow. ld dawoobid. dabaalad m.l ld dabaalasho.
daawow f.mg1 (-oobay, -owday; -oobi) dabaalasho m.f.dh eeg dabaalo. ld dabaalad,
1. Wax cudur ka bogsaday noqosho. 2. Wax dabbaalad, dabbaalasho.
illaaway noqosho. ld dawow. dabaali f.g2 (-iyay, -isay) Wax biyo dabaal
daaxuur m.l (-rro, m.dh) Daayeer lab oo aad u kaga gudbin. ld dabaalsii, dabbaali,
weyn. dabbaalsii.
daay m.l Biyo uus laga miiray. dabaalin m.f.dh eeg dabaali. ld dabaalsiin,
daayac¹ m.l.kh D. ah: qof garasho yar oo aan dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.
wax lagu aamini karin. dabaaljoog m.l Nooc dabaasha ka mid ah oo
daayac² f.g1 (-cay, -cday) ld dayac². qofka dabaalanaya la moodo inuu
daayacaad m.dh ld dayac¹. taaganyahay. ld dabaajoogle, dabaaljoogto,
daayeer m.l (daayeer/-rro, m.dh) Xawayaan dabbaaljoog
afarta addin ku socda oo labada hore sida dabaaljoogle m.l ld dabaaljoog.
dadka u adeegsada, qaab ahaanna dadka u dabaaljooglee f.mg2 (-leeyey, -leysay)
eg. ld daanyeer. Dabaaljoogle samayn. ld dabaaljoogtee,
daayeerad m.dh (-do, m.l) Dheddiga dabbaaljooglee, dabbaaljoogtee.
daayeerka; saayo. ld daanyeerad. dabaaljoogleyn m.f.dh eeg dabaaljooglee. ld
daayicid m.dh ld dayicid. dabaajoogteyn, dabbaaljoogleyn,
daayimi f.g2 (-iyay, -isay) ld daa'imi. dabbaaljoogteyn.
daayimid m.dh ld daa'imid. dabaaljoogtee f.mg2 (-teeyay, -teysay) ld
daayimin m.dh ld daa'imin. dabaaljooglee.
daayimis m.dh ld daa'imin. dabaaljoogteyn m.dh ld dabaaljoogleyn.
daayin¹ m.l ld daa'in¹. dabaaljoogto m.dh ld dabaaljoog.
daayin² f.mg1 (-imay, -intay; -imi) ld dabaalo f.mg3 (-aashay, -aalatay) Dabaal
daa'in². samayn. ld dabbaalo.
dab¹ m.l (-bab, m.l) 1. Wax holac kulayl iyo dabaalsii f.g2 (-iiyay, -iisay) ld dabaali.
iftiin leh oo ka dhasha gubashada. 2. Hub. dabaalsiin m.dh ld dabaalin.
3. Danab. ld deb. dabaan m.dh ld damaan.
dab² m.dh Ceel maax ah oo aan dowlis lagu dabaaq¹ m.l ld dabaakh¹.
cabbin. dabaaq² f.mg1 (-qay, -qday) ld dabaakh².
dab³ f.g1 (-bay, -btay) 1. Ugaar, shimbir iwm dabaaqad m.dh ld dabaakhad.
dabin ku qabasho. 2. Timo soohid. 3. Il dabaaqid m.dh ld dabaakhid.
muddo yar isku hayn. dabaax¹ m.l ld daabax¹.
daba-aal f.g1 (-a-yiil, -a-tiil) Wax wax kale dabaax² f.g1 (-xay, -xday) ld daabax².
gadaashiisa aallid. dabaaxid m.dh ld daabaxid.
daba-aallid m.f.dh eeg daba-aal. dabaaxsii f.lg2 (-iiyay, -iisay) Dabaaxid
dabaadi m.l 1. Xilli, intiisa ugu dambeysa. Tus. samayn.
“Gu'ga dabaadigiisa baa geelu dhalay”. 2. D. dabaaxsiin m.f.dh eeg dabaaxsii.
ah: neef had iyo jeer xoolaha gadaashooda dababbax¹ m.l Shuban badan, jilicsan, oo
socda; haraa. caloosha dadka iyo xoolaha ka yimaada.
dabaakh¹ m.l Tartamidda cayaar turub oo dababbax² f.mg1 (-xay, -xday; -bixi)
labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u Caloosha dadka iyo xoolaha hayn (shuban).
tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay dababbixid m.f.dh eeg dababbax².
qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dabac¹ m.l ld debcid.
dibaakh¹. dabac² f.mg1 (-cay, -cday) ld debec².
dabaakh² f.mg1 (-khay, -khday) Fooro dabacadde m.l (-cayaal, m.l/dh) 1. ld
wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabcaddeeye. Bahal yar, xoorta le'eg, leh
dabaaq², dibaakh². daba dheer oo foodda ka cad oo digaagga
dabaakhad m.dh 1. ld dabaakh¹. 2. Calaamad laaya. 2. Bahal safanta badda la jaad ah, kase
lagu dhigo neef iib u jooga. ld dabaaqad. weyn; ganacsi buu galaa oo waa la dhoofiyaa.
167
dabacaddeeye
dabacaddeeye m.l ld dabacadde (1). dabafur² f.g1 (-ray, -rtay) Xog qof u qarsoon
dabacase m.l Geed nagaar khudaarta la cuno kashifid.
ka mid ah, oo caleen ballaaran iyo buruq dabafurid m.f.dh ld dabafur¹ (3).
dhuuban oo dhulka ku xabaalan leh; dabagaab m.l 1. Buntukh gaaban oo meel
karooto. dhow wax ka dila. 2. Ciidan wata buntukha
dabacla'aan m.dh ld debecla'aan. noocaas ahi.
dabacsamid m.dh ld debecsamid. dabaggaalle m.l.u Nafley yar, dhir, xagatada ka
dabacsan¹ f.mg1 (-amay, -antay; -ami) ld mid ah oo leh midab guduud xigeen ah; seyn
debecsan¹. dheer oo dhogor badan leh oo sida badan
dabacsan² f.mg4 (-naa, -nayd) ld debecsan². labada lugood ee dambe isku taaga;
dabacsanaan m.dh ld debecsanaan. tukulush; uunrays.
dabacsanaansho m.l/dh ld debecsanaan. dabaggal¹ m.l 1. Baaris qoto dheer oo lagu
dabacsanow f.mg3 (-ooday, -ootay) ld sameeyo wax qarsoon oo la doonayo in la
debecsanow. hubsado. 2. ld dabaggelid. Cidaan qaabilsan
dabaculus m.l Hal marka ay rinto si dhaqso ah baaridda arrin la tuhunsanyahay in ay
aan u goojin. dhacday ama dhici doonta. 3. Ciidanka
dabaddookhaan m.l Jaad bariiska ka mid ah nabadsugidda qayb ka mid ah oo qabilsan la
oo yaryar oo dhuudhuuban oo aad u socoshada arrimaha dibloomaaysiyiinta.
wanaagsan. dabaggal² f.g1 (-galay, -ashay; -geli) 1. Cid,
dabadeed fk. ld dabo¹. cid kaloo ka horreeysa gadashooda istaagid
dabadhac f.mg1 (-cay, -cday; -dhici) Ka d.: ama socosho. 2. Wax qarsoon, baaritaan
wax si aad u jeclaysasho. qotodheer leh ku samayn.
dabadhah m.dh In yar oo wax la beegay lagu dabaggee f.g2 (-geeyay, -geysay) Ka d.: wax,
khordiyo; suubis. wax kale oo ka tegay gaarsiin.
dabadheer f.mg4 (-raa, -rayd) Muddo dheer dabaggeli f.g2 (-iyay, -isay) Wax, wax kale
wax socday ahaansho (xaajo, roob, gadaal kaga xariirin.
abaar,dagaal iwm). dabaggelid m.f.dh eeg dabaggal². ld dabaggal¹
dabadheeraan m.f.dh eeg dabadheer. ld (2).
dabadheeraansho. dabaggelin m.f.dh eeg dabaggeli.
dabadheeraansho m.l/dh eeg dabadheerow. ld dabaggelis m.l (-syo, m.dh) Suun ama xarig
dabadheeraan. xoolaha la rarto dabada loo suro si uusan
dabadheerow f.mg3 (-raaday, -raatay) Muddo rarku hore ugu dhicin.
dheer wax socday noqosho (xaajo, roob, dabaggelisayn m.f.dh eeg dabaggelisee.
abaar, dagaal iwm). dabaggelisee f.g2 (-seeyay, -saysay) Neef
dabadheh f.g1 (-ayiri, -atiri/-dhahay, - xoolo ah oo la rarayo dabaggelis u yeelid.
dhahday; -dhihi) Ka d.: wax qof yiri ku dabaggeyn m.f.dh eeg dabaggee.
celin. dabaggibin m.dh Lafdhbarta dadka meesha u
dabadhicid m.f.dh eeg dabadhac. dambeysa ee ay ku dhammaato.
dabadhihid m.f.dh eeg dabadheh. dabaggorayee f.g2 (-yeeyay, -yeysay) Heeryo
dabadhiig m.l Calool xanuun halis ah, casiraad dabaggoryo u samayn.
leh, shuban yar oo dhiig iyo axalo isugu jira dabaggorayeyn m.f.dh eeg dabaggorayee.
oo dadka iyo xoolaha ku dhaca. dabaggorayo m.dh Meel ku aaddan
dabadhilif¹ m.l (-fyo, m.dh) Cid, cid kale si maraqsaarka awr dhaan ah, heeryadu ka
midiidinnimo ah danaheeda ugu fulisa. furantahay wax la geshado.
dabadhilif² m.dh Barida idaha lafta yar ee dabaggur¹ m.l Faraxumayn naag hurudda lagu
dhuuban ee ay ku dhammaato. sameeyo. ld dabaggurid.
dabadhilifnimo m.dh Dabadhilif ahaansho. dabaggur² f.g1 (-ray, -rtay) 1. Qof dumar ah
dabaduugato m.dh Cayayaan yaryar oo midab oo hurdaysa si tartiib ah marada uga qaadid
cad leh oo dhulka cammuudda ah inta si looga macsiyaysto. 2. Cad yar oo maro ah
dabada ku qota dhex gala. oo surwaal iwm gadaal looga kabo meel
dabafadal m.dh Ciyaar jiib iyo jaan leh, ragga faddhacday.
iyo haweenka wada ciyaaraan oo laga dheelo dabaggurid m.f.dh eeg dabaggur². ld
degmada Eyl. dabaggur¹.
dabafur¹ m.l 1. (-rro, m.dh) ld dabakafur. daba-imow f.mg3 (-a-yimid, -a-timid) Ka d.:
2. Khiyaamo; dhagar. 3. ld dabafurid. qof, xoolo iwm gadaal ka soo gaarid.
168
dabaqabo
dabajoog¹ m.l 1. Dabasocod; dabaggal. 2. ld daballaab m.l/dh (-byo, m.dh) Buntuq boobe
dabajoogid. ah, fudud oo daabkiisu bir xalleefsan ka
dabajoog² f.g1 (-gay, -gtay) Qof, xoolo iwm samaysanyahay.
gadaashooda socosho. dabammar¹ m.l 1. Khiyaano; dhagar.
dabajoogid m.f.dh eeg dabajoog². ld dabajoog¹ 2. Gogoldhaaf. 3. ld dhabammarid.
(2). dabammar² f.g1 (-ray, -rtay) 1. Laba
daba-ka-eri m.l Nooc ciyaarta turubka ka mid waxyaabood ama ka badan oo socda
ah oo lagu ciyaaro afar turub oo isku jira, oo isweydaarsasho. 2. U d.: cid, si khiyaano ku
ay ciyaarto afar qof oo ay lababa isku jaal jirti ugu ballan-furid.
tahay. dabammari f.g2 (-iyay, -isay) 1. Wax, wax
dabakafur m.l (-rro, m.dh) Nooc banaatiikhdii kale weydaarin. 2. U d.: wax, wax kale
hore ka mid ah. ld dabafur¹ (1). dambeysiin.
dabakafuul m.l (-llo, m.dh) Wiil caawiya dabammarid m.f.dh eeg dabammar². ld
darawalka oo qaabilsan ilaalinta, nadiifinta dabammar¹ (3).
iwm ee baabuurka. dabammarin m.f.dh eeg dabammari.
dabakakiil¹ m.l Haad uu nin kiishay oo labadii dabammaryayn m.f.dh eeg dabammaryee. ld
ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu dabammaryo (3).
celiyaan (ciyaar turub). dabammaryee f.g2 (-yeeyay, -yaysay) Cid
dabakakiil² f.g1 (-iilay, -iishay) Nin haad uu dabammaryo ku samayn.
kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka dabammaryo m.dh 1. Nooc legdenka ka mid
fadhiyay isla haadkii isu soo celin. ah oo qofka gadaal la isu dhaafiyo.
dabakakiilad m.l ld dabakakiilasho. 2. Khiyaano; dhagar. 3. ld dabammaryayn.
dabakakiilasho m.f.dh eeg dabakakiilo. ld daban f.mg4 (-bnaa, -bnayd) 1. Wax la dabay
dabakakiilad. ahaansho. 2. Wax tidcan ahaansho (timo).
dabakakiilid m.f.dh eeg dabakakiil². dabandeeb¹ m.l Socod dan la'aan ah oo la iska
dabakakiilo f.g3 (-iishay, -iilatay) Haad turub daba noqnodo. ld dabandeebid.
nin kiishay midka bidixda ka xiga degasho. dabandeeb² f.mg1 (-bay, -btay) Si dan la'aan
dabakannaax m.l (-xyo, m.dh) Qof busaarad ah isaga daba noqosho.
iyo saboolnimo ku koray, oo waa dambe dabandeebid m.f.dh eeg dabandeeb². ld
hodmay. ld dibkannaax. dabandeeb¹.
dabakannaaxid m.dh Hanti helidda qof dabannashlayn m.f.dh eeg dabannashlee.
saboolnimo ku koray. ld dibkannaaxid. dabannashlee f.g/mg2 (-leeyay, -laysay) D./ka
dabakar¹ m.l (-rro, m.dh) 1. Geedgaab leh d.: si dabadhilifnimo ah qof u dabajoogid.
laamo dhuudhuuban, tootoosan oo la laga daba-ordid m.f.dh eeg daba-orod.
dhigto. 2. Cad maro ah. daba-orod f.g1 (-rday, -rodday; -rdi) Qof
dabakar² f.g1 (-ray, -rtay) Maro, cad maro raacdayn.
kale ah ku tolid. dabaq¹ m.l (-qyo, m.dh) 1. Dabool xardhan
dabakarid m.f.dh eeg dabakar². oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha
dabakarruub m.l Cudur halis ah dhaqso u lagu daboolo. 2. Dhismo leh guryo is dul
faafa, lo'da ku dhaca oo leh shuban badan oo saaran, fooq.
dhiig la socdo iyo ilmayn; shiifow; dabaq² f.g1 (-bqay, -baqday; -bqi) Wax,
beergooye; beerfur. dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka
dabakeen¹ m.l (-nno, m.dh) Wiil dadku samaysan, daboolid. ld dabbaq.
sharaysto oo marka uu dhalanayo qaarka dabaqaad¹ m.l 1. D. ah: hal marka rintay. 2. ld
dambe soo hormariya. dabaqaadid.
dabakeen² m.dh (-nno, m.dh) Gabadh dadku dabaqaad² f.mg1 (-day, -dday) Wax dhawaan
sharaysto oo markay dhalanayso qaarka rimay noqosho (hal).
dambe soo hormariya. dabaqaadid m.f.dh eeg dabaqaad². ld
dabakeen³ f.mg1 (-nay, -ntay) Ilmo dabaqaad¹ (2).
dhalanayo, qaarka dambe soo hormarin. dabaqabad m.l ld dabaqabasho.
dabakeenid m.f.dh eeg dabakeen³. dabaqabasho m.f.dh eeg dabaqabo. ld
dabakeennimo m.dh Dabakeen ahaansho dabaqabad.
(qof). dabaqabo f.g3 (-btay, -batay) 1. Wax intooda
badani khasaaray inta ka hartay badbaadin.
169
dabaqad
2. Neef jirro ama caato awgeed la fariistay keliya (lammaanaha sigma) kan kalena
kicin. samaynaayo dabar dheeraad ah (dabarka bay,
dabaqad m.dh (-do, m.l) Qayb bulsho ka mid ).
ah oo isku dan ah. dabarriyaadle m.l ld dabarriyeedle.
dabaqallooc m.l ld dibqallooc. dabarriyeedle m.l Bawne. ld dabarriyaadle.
dabar¹ m.l (-rro/-bro, m.dh) 1. Xarig gaaban, dabar-wadaag m.l (-rro ..., m.dh) (kiim.)
xaskul ka samaysan oo awrka labada lugood Dabar ka dhex samaysma laba atam oo
ee hore looga xiro si uusan u foogaan. wadaaga lammaane elektaroon.
2. Xarig ama suun jilcan oo saca labada dabasacle m.l Nooc cawska ka mid ah oo geelu
lugood ee dambe looga xiro marka la uu daaqo oo leh fiid cad oo wax mudi karta.
maalayo. 3. Midab casaan ah oo ilkaha dabashabeelis m.l 1. Ciyaar carruurtu ay
dadka qaarkii yeeshaan. ciyaaran, iyagoo gadaal ku xiranaya maro la
dabar² m.dh (kiim.) Awoodda isdhexgalka ee duuduubay oo sayn loo ekeysiiyay. 2. Qof
isku qabata laba atam ama in ka badan ama cid kale wax kasta ku raaca.
koox atammo ah. Xooggaga dhaliya dabashiid m.dh Heensasaar.
dabarradu waxay u kala duwanaan karaan dabasho m.f.dh eeg dabo².
kuwo aad u dabacsan oo molikuyuullada dabasoco f.g3 (-cday, -cotay) Dabagelid;
dhexmara (ilaa 0.1 kJ mol-1) iyo kuwo ah raacid.
dabarro kimikaad oo laxaad badan (ilaa 10 3 dabasocod m.l ld dabasocosho.
kJ mol-1). dabasocosho m.f.dh eeg dabasoco. ld
dabar³ f.g1 (-bray, -bartay; -bri) Sac ama geel dabasocod.
dabar ku xirid. dabataag m.dh (-go, m.l) Nooc ka mid ah, leh
dabar-ayoon m.l (-rro ..., m.dh) (kiim.) midabka cawsha, lana eg, bogga ka cad oo
Xoogga isku dabridda ee u dhexeeya markay ordayso dabadi taagta. ld dibtaag.
ayoonada ku jira iskudhis, kaas oo dabato m.dh.u Dad ugaarsi ku nool.
ayoonnadu ku samaysmaan elektaroonada dabax¹ m.l ld daabax¹.
hal curiye oo si dhammaystiran ugu dabax² f.g1 (-xay, -xday) ld daabax².
wareegey mid kale ama xididshe. dabaxad f.g1 (-day, -dday) Naag hurudda
dabargo'¹ m.l Ciribtirmidda ku dhacda wax farxumayn.
asalkiisa ama firkiisa. dabaxadid m.f.dh eeg dabaxad.
dabargo'² f.mg1 (-'ay, -'day) Wax asalkiisa dabaxaw m.dh Cudur calooleed leh shuban
ama firkiisa ciriitirmay noqosho. xad dhaaf ah.
dabargo'an f.mg4 (-'naa, -'nayd) Wax dabaxir¹ m.l Maro yar oo carruurta markaa
dabargo'ay ahaansho. dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu
dabargo'id m.f.dh eeg dabargo'². hallayn saxarada.
dabargo'naan m.f.dh eeg dabargo'an. ld dabaxir² f.g1 (-ray, -rtay) Ku d.: wax, wax kale
dabargo'naansho. ku xiriirin.
dabargo'naansho m.l/dh ld dabargo'naan. dabaxiran f.mg4 (-rnaa, -rnayd) Ku d.: wax,
dabargoo f.g2 (-gooyay, -goysay) Wax wax kale ku xiriirsan ahaansho.
jiritaankooda baabbi'in. dabaxirasho m.f.dh eeg dabaxiro.
dabargoyn m.f.dh eeg dabargoo. ld dabargoys dabaxirid m.f.dh eeg dabaxir².
(3). dabaxirnaan m.f.dh eeg dabaxiran. ld
dabargoys m.l 1. (-syo, m.dh) Haarta dabarku dabaxirnaansho.
ku reebo addimada awrka. 2. (-syo, m.dh) dabaxirnaansho m.l/dh ld dabaxirnaan.
D. ah: awr dabarka lagu xiro had iyo jeer dabaxiro f.mg3 (-rtay, -ratay) Ku d.: cid, cid
jara. 3. ld dabargoyn. kale wax ay caadeystay kula saaxiibid.
dabar-haydarojiin m.dh (-rro ..., m.dh) dabayaaqo m.dh Wax badankii tegay inta yar
(kiim.) Dabar molikiyuuleed ka dhex oo dambaysa; badbaadi.
samaysma molikiyuulo haydarojiintoodu u dabayl¹ m.dh (-lo, m.l) 1. Hawo xoog leh oo
dabarantahay curiye elektaroonjiida shadiisu dhan u socota. 2. Xanfar; siigo. 3. Rooxaan
xooggantahay. ama jinniyo la aaminsanyahay in dadka ay
dabar-lammaan m.l (-rro ..., m.dh) (kiim.) marto ku reebto suuxdin ama xubinno qallal.
Dabar elektaroon, wadaag ah oo isku haya 4. Dhanka dabayshu ka socoto. 5. ld dabeyl.
laba atam kaas oo ka kooban laba lammaane dabayl² m.dh (-lo, m.l) (c.cimi.) Mawjad
elektaroon oo hal lammaane u dhigmo dabar hawo, oo xoog ugu socota jiho kasta, oo
170
Description:caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka dee fk. Qurub lagu soo jiidanayo foojignaanta qofka lala hadlayo. Tus. soomaaliga lagu qodo. 2.