Table Of Content1438
Qaacidooyin afar ah
] soomaali-ةيلاموصلا [
Sh. Maxamed Bin Cabdulwahaab
Waxa turjumay:
Maxamed Aadam Ibraahim
1438
عبرلأا دعاوقلا
)ةيلاموصلا(
مييملتا ناميلس نب باهولادبع نب دممح / خيشلل
مدآ ميهاربإ دممح / ةجمرت
1
ميحرلا نمحرلا الله مسب
Magaca Allaah ayaan ku bilaabay Naxariista
guud ku sifaysnaa (yacnii u naxariista
khalqigiisa dhan Muslimiin iyo Gaalaba)
Naxariista gaarkana ku sufaysnaa (yacnii
Mu,miniinta si gaar ah ugu naxariista Maalinta
Aakiro).
َ َ ْ َ َُ ْ َ
ميركلا للها لأسأ
ِ
Waxaan waydiisanayaa Allaaha Sharafta badan
Deeqsiga ahaaday.
َ ْ ْ َ ْ َّ َ
مِيظِ علا شِرعلا بر
Allaaha ahaaday Rabiga Carshiga Wayn
َ
َ َ َ ْ ُّ َ َ َ َ ْ
. ةِرخِ لآاو اينلدا فِِ كلاوتي نأ
inuu kuu gar gaaro, (ku ilaalsho, kuu hiiliyo)
Aduunka iyo Aakhirada (ayaan Allaah kaaga
bar yayaa).
َ ْ ُ َ َ َْ اَ َ ُ َ َ َ ْ َ ْ ََ
،تنك امنيأ كًرابم كلعيَ نأو
iyo inuu kaa dhigo mid barakeesan meel kasto
aad joogtid
2
،رَ كَ شَ يَ طِ عْ ُأ اذَ ِإ نْ مَّ مِ كَ َلعَ ْيََ نْ َأوَ
Iyo inuu kaa yeelo kuwa hadii la siiyo shukriya,
،بََ َصَ لَِ ُتبْ ا اذَ إوَ
ِ ِ
Hadii la imtixaamana sabra,
َ َ ْ َ ْ َ َ َ َ
.رفغتسا بنذأ اذإو
ِ
hadii uu dambaabana dambi dhaaf waydiista,
َ َ َّ ُ َ ْ ُ ُ َّ ُ َ َّ َ
.ةِداعسلا ناونع ثلالثا ءِلاؤه نِإف
Sedexdaasi waa Cinwaanka Liibaanta,
, َ َ ُ َ َ َ ْ َ ْ َ ْ
هِ تِعاطلِ للها كدشرأ ملعا
Ogoow Allaah ha kugu hanuuniyo daacadiisee
(Daacadu = waa inaad la timaado wuxuu ku
faray wuxuu kuu diidayna aad ka dheeraato),
َ َّ َْ َّ َ
ةيفِ ينِلْا نأ
Diinta toosan ee baadilka ka leexsan ee ah
Diinta kaliyeenta
3
,َ َْ ُ َّ
ميهِ اربِإ ةلمِ
ee ah Milada (Diintii) Nabi Ibraahiim CS
َ
ُ َ ْ َ َ َ ُ ْ َ ْ
هدحو للها دبعت نأ
waa inaad caabudo Allaah kaligiisa
َ ِّ َُ ا ْ ُ
،نيلدِ ا لَ اصلِ مُ
Weliba adigoo u gaar yeelaya diinta/cibadada.
َ َ َ َ َ َ َ
: لَاعت لاق امك
siduu Allaah koreeyey yiri:
65 ُ ُ ْ َ َّ َ َ َّ ْ ُ ْ َ َ َ َ
.] :تايرالذا[ ﴾ نِ ودبعلِِ لاِإ سنلإِ او نلِْ ا تقلخ امو ﴿
((Uma abuurin Jinka iyo Insaanka waxaan
Cibaadadayda (keliyeyntayda) ahayn)) suuratu ad-
daariyaat aayada 56aad :
َ َ َ َ َ َ َ َّ َ َ ْ َ َ َ َ
؛هِ ِتدابعِ لِ كقلخ للها نأ تفرع اذِإف
Hadaad garatay Inuu Allaah kuu abuuray
Cibaadadiisa,
ا َ َ َّ َ ُ َ َ َ ْ َّ َ ْ َ ْ َ
ةدابعِ مَّست لا ةدابعِ لا نأ ملعاف
4
Ogoow inaan Cibaadadaa aanan lagu
magacaabaynin Cibaado,
ْ َّ َ َ
،دِ يحِ ولتا عم لاِإ
illaa iyadoo kaliyeen la socoto mooyaanee
( Allaah loo keli yeelo).
َ َ َّ َ َ ا َ َّ َ ُ َ َّ َّ َ َ َ
،ةِراهطلا عم لاِإ ةلاص مَّست لا ةلاصلا نأ امك
Sidaan Salaada aan loogu magacaabaynin
Salaad illaa ay Dahaaro la socoto mooyaanee,
ْ َ َ َ َ َ ْ ُ ْ ِّ َ َ َ َ َ
،تدسف ةِدابعِ لا فِِ كشِِ لا لخد اذِإف
Hadii uu galo Shirkiga Cibaadada way fasaaday
(Cibaadada)
َ َ َّ َ َ َ َ َ َْ َ
،ةرِ اهطلا فِِ لخد اذِإ ثِ دلْكَ
Sida wayso jabiyaha hadii uu galo Dahaarada,
(waysadaasi u burayso)
َ ْ َ َ َ َ
تفرع اذِإف
Hadaad garatay
َ َ َ ْ َ َ َ ْ َ َ َ َ َ ْ ِّ َّ َ
،اهدسفأ ةِدابعِ لا طلاخ اذِإ كشِِ لا نأ
In hadii Shirkiga uu dhex galo Cibaadada uu
fasahaadiyo,
5
َ َ َ ْ َ َ ْ ََ
،لمعلا طبحأو
Uuna buriyo Camalka,
ُ ُ َ َ َ َ
،هبحِ اص راصو
Uuna ka mid noqonaayo Qofkiisa (Qofka
Shirkiga la yimaada)
ْ
َّ َ َ َ
.رِ النا فِِ نيلدِِالْا نمِ
Kuwa ku waaraya Naarta.
َ َْ َ َ َّ َ َ َّ َ َ ْ َ َ
كيلع ام مهأ نأ تفرع
Waxaad ogaatay waxa ugu muhiimsan waxa
ku saaran
َ َ َّ َ ْ َ َ ِّ َ ُ ْ َ َ َّ َ َ َ َ ُ َ ْ َ
،ةِ كبشلا ِهذِ ه نمِ كصلِ يُ نأ للها لعل كِلذ ةفرِ عم
Garashada arinkaasi aad garatay waxaa la
arkaa inuu Allaah kaa saaro Dabinkaan
(Dabinka Shirkiga),
َ َ َ َ َ َّ ُ ْ ِّ َ َ
:هِ يفِ لَاعت للها لاق يلذِ ا للهِ اِب كشِِ لا هِِ و
Waxayna tahay la wadaajinta Allaah kaasoo
Allaah uu ka yiri :
6
َ َ ْ ُ َ ُ ْ َ َ َّ َّ
هِ ِب كشِي نأ رفِ غي لا للّها نِإ ﴿
Allaah ma dhaafo in wax lala wadaajiyo
(shariik loo yeelo)
115 ُ َ َ َ َ َ َ ُ َ ُ ْ َ َ
.] :ءاسنلا[ ﴾ ءاشي نمِل كِلذ نود ام رفِ غيو
Wuuse u dhaafaa wixii intaasi (Shirkiga) ka
soo hara Ciduu doono Al-Nisaa aayada 116
َ َ َ َ ُ َ َ َ َ َ َ َ َ ْ َ َ ْ َ َ َ َ
.هِ ِباتكِ فِِ لَاعت للها اهركذ دعِ اوق عِبرأ ةِ فرِ عمِب كِلذو
Arinkaasina waa garashada afarta Qawaacid
ee uu Allaah ku sheegay kitaabkiisa.
7
َ ُ ُ َ َ ْ
لولأا ةدعِ اقلا
Qaacidada koowaad
َ َّ َ َ َْ َ ُ َّ َ ُ ُ َ ْ ُ َ َ َ َ َّ َ َّ ُ ْ َّ َ َ َ ْ َ ْ َ
ملسو هِ يلع للها لَّص ـ للهِ ا لوسر مهلتاق نيلذِ ا رافكلا نأ ملعت نأ
ُ ِّ َ ُْ ُ َْ ُ ُ َ َ َ َ َّ َ َ ُّ ُ
رِبدملا ،قلِالْا وه ـ لَاعت ـ للها نأِب نورقِ م
Waa inaad ogaatid in Gaaladii uu la diriray
(dagaalay) Rasuulka scw. ay ahaayeen kuwo
qirsan in uu Allaah Sareeyey yahay Abuure,
Maamule (wax walba abuuray ee maamula).
ْ ْ ُ َ ْ ُ ْ َ َ َ َّ ََ
؛مِلاسلإِ ا فِِ مهلخِ دي مل كِلذ نأو
Arinkaasina ma soo galinin Islaamka,
َ َ َ ُُ ْ َ ُ َّ َ
:لَاعت لَوق للِِلداو
Daliilkana waa Qawlkiisa Sareeyey:
8
ْ َ َ َ َّ َ ِّ ُ ُ ُ ْ َ َ ْ ُ
ضِ رلأاو ءِ امسلا نم مكقزري نم لق ﴿
{waxaad dhahdaa yaa idinka arzuqa Samada
iyo Dhulka,
َ َ
َ َ ْ َ ْ َّ ُ ْ َ َّ
راصبلأاو عمسلا كلِ مي نمأ
yaana hanta maqalka, iyo aragyaalka,
ِّ َْ َ َّ َ ْ ُ ْ ُ َ َ
تِ يملا نمِ حَلا جرِ يُ نمو
yaana ka soo bixiya waxa nool waxa dhintay,
ِّ َ ْ َ َ َّ َْ ُ ْ ُ َ
حَ لا نمِ تيملا جرِ يُو
kana soo bixiya waxa dhintay waxa nool,
َ
َ ْ ُ ِّ َ ُ َ َ
رملأا ربدي نمو
yaana maamula Arinka,
ُّ َ ُ ُ َ َ َ
للّها نولوقيسف
waxay ku leeyihiin Allaah,
Description:(Daacadu = waa inaad la timaado wuxuu ku faray wuxuu kuu diidayna aad ka dheeraato),. أن الحنيفية. \3*. Diinta toosan ee baadilka ka leexsan ee