Table Of ContentXeerka Anshaxa:
Xuquuqaha iyo Masuuliyadaha
Aradayda, Qoyska iyo Shaqaalaha
2016-2017
Nuqulo (koobiyo) ah buugan ayaa la codsan karaa iyagoo
luqado kale ama qaab kale ah sida isaga oo far waawayn
lagu daabacay, maqal laduubay, iyo waxii lamid ah. Lasoo xiriir
Office of Community Engagement and Communication (Xafiiska
isdhaxgalka bulshada iyo wada xiriirka) naberkiisu yahay 320-253-9333.
Qoraalkaan waxaa kale oo laga heli karaa www.isd742.org.
Buugan Waxuu Ka Kooban Yahay Xeerka Anshaxa:
Warqad ku socota Waalidiinta/Mas’uulada 3 Xuquuqaha iyo Masuuliyadaha
Aradayda, Qoyska iyo Shaqaalaha
Oraahda Howlgalka, Dhuuxa Qiimaheena, iyo
ujeedooyinka Istaraatiijiga 4
Hordhac
Mas’uuliyadaha la wadaago 4 Buugan waa hage loogu talagalay ardayga dhaqankiisa.
Degmada 742 Madaxdeeda Waxbarashada waxay
Xuquuqda Ardayga & Masuuliyadaha 5 abuurtaa hadana fulisaa shuruuc hagta ficilada qof-kasta
oo dagamada ku jira. Kormeeraha Guud waxuu abuuray/
Helitaanka Diiwaanada 5 sameeyay hab tusaaya sida loo fuliyo shuruucda gudaha
Degmada 742, maamulayaasha iyo maamulayaasha
Imaanshaha iyo Soo Daahidda 5 barnaamijka ayaa iyagana kadib ku dari kara tilmaamaha
khaaska u ah iskoolka iyo waxa ay ka rajeynayaan.
Mamnuucidda Xoog iskuu Sheegashada 5 Macalimiinta iyo shaqaalaha kale waxay la shaqeeyaan
ardayda si ay u dhigaan una raacaan waxa laga
Fursadaha Loo Simanyahay 5 rajeynaayo ee ah sida ay fasal walba gudahiis wadajir
ugu wada shaqeyn doonaan. Shaqaalaha qaangaarka ah
Cadaalad u Sameyn 6 waxaa qabta xeer dhaqameed sare oo la xiriira hab-
dhaqankooda waxayna hoos tagaan sharciyada khuseeya
U Fasaxnaanta Hadalka iyo Muujinta Ra’yiga 6 oo dhan eek u cad, Shuruucda Madaxda Waxbarashada,
iyo Waaxda Shaqaaleyta sharciyadooda iyo hab-
Waxbarashada iyo Shaqada Tacliinta 6 dhaqankooda.
Dawooyinka 7 Shuruucda iyo qawaaniinta kusaabsan ardayga
daqankiisa iyo edabtiisa ee ku qoran buugan waxay
Takoor la’aanta/ Handadaad la’aan 7
oofiyaan Shuruucda Madaxda Waxbarashada sida lagu
xusay gudaha Sharciyada Madaxda Degmada 742, 105,
Hantida Qofka ee khaaska ah iyo Macluumaad Asturan 7
106, 503, 504, 506, 514 iyo Minn. Stat. § 121A.55(a).
Dhaarta u Daacad Noqoshada 8
Buugan gacanta wuxuu khuseysaa dhacdooyinka iyo
xaaladaha kadhaca iskoolka dhismihiisa, dhul ah
Labiska Ardayga 8
milkiyadda degmada Iskoolka, howlaha dugsiga ama
waxyaalo iskoolku qabto, gaadiidka iskoolka, ama
Xukuumadda Ardayga 8
kombuyuutarada iskoolka, shabakada(networks),
warbaahinta(forum), ama liisaska wada xiriirka(mailing
Isticmaalka Teknoolijiyada iyo Ammaanka 8
lists) . Buugan gacanta waxuu khuseeyn karaa sidoo
kale dhacdooyinka ka dhaca dhismaha iskoolka
Habka Taageerada Degmadda 742 9
banaankiisa kaas oo ilaa xad muhiim ah carqalad la
taaban karo ku ah waxbrashada aradayda ama
Heerarka Anshaxa Ardayga 10
deegaanka iskoolka.
Dhexgallada , Ujawaabida , iyo Heerarka Xadgudubyada 11
Liiska Macnaha Erayada 20
Ilaha Iskoolka - Caawinta Xalinta Dhibaatooyinka 20
Mahadcelin Gaar ah oo ku socoto Iskoolada Bulshada ee St.
Paul iyo Iskoolada Bulshada ee Minneapolis cawiinaada ay ka
geeysteen habeeynta buuga Xuquuqaha iyo Masuuliyadaha.
2 | Rights & Responsibilities Handbook 2016-17 | Independent School District 742
August 2016
Gacaliye Jaaliyaddaha Iskuulka:
Degmo dugsiyeedkeena wuxuu isku sii-diyaarinnayaa sanad-dugsiyeed xiiso-leh oo ku dhiiri-geliya. Qorshaha Muhiimadda u leh Degmo
Dugsiyeedka ayaa ah waxa nagu haggaya in aan sii wadno howlgalkeena oo waa in aan abuurno jawi amni leh oo daryeel iyo dhaqan aan
ku diyaarinayno, dhaxgalinayo, barayno, awood u siinayno, kuna dhiiri-galineyno dhammaan ardayda waxbaraneyso iyagoo
kaashanaya bulshada ku hareersan si ay ugu guuleeystaan bulshada maanta iyo tan beritoba.
Xuquuqaha iyo Masuuliyadaha sanadkan (oo horey loogu yaqiinay sida Xeerka Anshaxa) bug-yaraha ayaa hagaya howsheena oo ah in aan
abuurno oo aan sii joogteyno bay'ad waxbarasho oo ammaan ah halkaas oo dhammaan ardayda, shaqaalaha iyo xubnaha jaaliyadda oo
dhan dareensiisa soo dhowayn, ixtiraam iyo meel ammaan ah. Isticmaalka buug-yaraha Xuquuqaha iyo Masuuliyadaha ka degmo ahaan
wuxuu xaqiijinnayaa in aan sii wadno dadaalkan.
Qof kasta oo degmo dugsiyeedkeena ka mid ah, ha noqdo arday, xubin qoys, macallin, maamul, xubin shaqaale ama iskaashatada
jaaliyadda, dhammaantooda waxay lee yihiin dooar aad muhiim u ah oo ah ka ciyaarayaan si loo sugo in ardayda oo dhan loo fidiyo
bay'ad iijaabo leh. Buug-yaraha Xuquuqaha iyo Masuuliyadaha wuxuu si cad u qeexayaa waxyaabaha annagu aan filanayno, sida ka
jaaliyad ahaan, waxaabaha annagu aan qiimayno iyo waxyaabaha annagu aan qaddarinno.
Fadlan adiga iyo ardaygaaga(ardaydaada) dib muraajico ugu sameeya buug-yaraha Xuquuqaha iyo Masuuliyadaha si aan u xaqiijinno in
dhammaanteena wadajir aan uga wada shaqeyno in jaaliyadda iskuulkeena ay diyaar ugu noqdaan waxbaris iyo barasho heer sare ah.
Barteena internetka ee: www.isd742.org qaybta ka hoosaysa Qoysaska [Families]waxaan ku soo darnay oo aad ka heli kartaa fiidiyow ka
hadlaya buug-yaraha Xuquuqaha iyo Masuuliyadaha. Fadlan si wadajir uga wada hadla waxyaabaha laga filanayo. Waxaan aamminsan
nahay in buug-yaraha Xuquuqaha iyo Masuuliyadaha inuu ardaydeena uu ka caawin karo si ay u noqdaan muwaaddiniin adag, oo
muwaaddinnimo ay ku jirto oo wax soo saar leh.
Daacadnimo,
Willie L. Jett III Dr. Les Green
Muraaqib Guddoomiye, Guddiga Waxbarashada
3 | Rights & Responsibilities Handbook 2016-17 | Independent School District 742
2014-2019 Qorshaha Istiraatijiga
Iyadoo ku saleeysan Degmada Qorshaheeda Istiraatijiga iyo Dhuuxa Qiimaheena,
dhammaan xubnaha katirsan bulshada iskoolka waxeey ciyaaraan door muhiim ah
Oraahda Howlgalkeena
si ay u hubiyaan inaanu haysano jawi waxbarasho oo fiican ahna amaan.
Ardayda
Waa in aan abuurno jawi amni leh
Aamin fursadahaaga aan xadka lahayn si aad heersare ugaartid
iyo daryeel iyo dhaqan aan ku Dhis xiriir fiican oo shaqaalaha iskoolka kaala dhexeeya kuna sugnoow sidaas wanaagsan
diyaarinayno, dhaxgalinayo, barayno, Abuur jawi u dabaal daga kala-duwanaanshaha khaaska ah ee bulshadeena taageerna arinkaas
awood u siinayno, kuna dhiiri Qorshee oo habee howshaada maalinlaha ah si aad u ahaato qof guul ka gaara howlihiisa maalinta
oo dhan
galineyno dhamaan ardayda
U xeydo aqbalida masuuliyada iyo barashada in aad dusha u dhigato falkaada
waxbaraneyso iyagoo kaashanaya Tus ixtiraam ardayda kale, qoysaskooda iyo shaqaalaha dhamaan
bulshada ku hareersan si ay ugu Baro oo muuji dugsiga oo dhan dhaqanka laga rajeynayo
Aad iskoolka maalin walba, fasal kastana xaadir waqdigiisa, si aad wax u barato, gelina dadaalkaaga
guuleeystaan bulshada maanta iyo
ugu wanaagsan
tan beritoba. Dhaxgal adiga oo garab istaagaya qofkasta oo ah bartilmaameedka xoog-sheegashada, soona sheeg
ficilada xoog-sheegashada isla markiiba
Usheeg qof qaangaar ah markii aad u baahato caawimaad ama taageero
Dhuuxa Qiimaheena
Qoosaska
Waxaynu aaminsanahay in…
Aamin ilmahaaga in ay leyihiin fursado aan xad laheyn si ay heer sare u gaaraan kuna caawin in ay
Qof waliba uu istaahilo si siman in gaaraan hamigooda
Dhis xiriir fiican oo aad la yeelato shaqaalaha iskoolka
uu u helo tayada ugu sareeysa ee
Abuur jawi u dabaal daga kala-duwanaanshaha khaaska ah ee bulshadeena taageerna arinkaas
waxbarashada si loo kordhiyo Kala shaqee shaqaalaha si xurmaysan habka diirada saaraya guusha ilmahaaga
koboca qofka. Raadi caawimaad hadii aadan ku raacsaneeyn go’aan ama aadan fahmin sababta ka danbeeysa
Aragtiyo dhowr iyo aragatiyo kala Xaadir kulanka qoyska-macaliminta, ama hadii aadan awoodi karin inaad xaadirtid, la xiriir macalinka
ilmahaaga ama la-taliyaha si aad u sameeysaan heshiis khaas ah
duwan ay qeyb ka qaadan karaan
Xurmeey, taageerna jawiga waxbarashada, xoogga saarna muhimada ay leedahay isu diyaarinta
go’aan gaaris quman iyo iskoolka
Kobci ilmahaaga aflaxaadiisa tacliimeed iyo dhaqanka iskoolka gudahiisa adiga oo ku adkaynaya
waxbarasho.
muhimada eay leedahay raacida iskoolka oo dhan dhaqanka laga rajeynayo
Kuligeenba waan ka faa’idnaa Hubi in ilmahaaga ay yimaadaan iskoolka waqtigiisa maalin walba
markii ay bulshada kawada Hubi guriga iyo qoyska macluumadka lagula soo xiriiro inaad noo keentay ama ilaalisid kii ugu
dambeeyey inuu yahay
shaqeeyaan hal ujeedo.
Lajirso degmada si looga hortago falalka xoog-sheegashada
Waxbarashada mudada-dheer ay
asaasi u tahay qofka inuu dhismo Shaqaalah Degmada 742 iyo Bulshada iskoolka
kuna baraaro bulshadeena aduun Aamin ilmahaaga in ay leyihiin fursado aan xad laheyn si ay heersare u gaaraan kuna caawin in ay
gaaraan hamigooda
weynaha ah.
Abuur jawi/goob diiran, soo dhaweyn leh, waxbarasho nabad iyo amni ahna leh
Abuurjawi u dabaal daga kala-duwanaanshaha khaaska ah ee bulshadeena taageerna arinkaas
Heerka ugu sareeya ee guusha
Dhis xiriir fiican oo kaala dhexeeya ardayda iyo qoysaskooda kuna sugnoow sidaas wanaagsan
qofka lugu gaaro lahaanshaha
Xiriir joogto ah la same qoysaska
kawada qeybqaadashada qofka, Samee bulshoiyo jawi waxbarasho kaas oo siinaya bulshada guul dhanka bulshada, dareenka iyo
qoysaska, iskoolada iyo habka waxbarashada
Dhig, si joogta ah u ilaali tacliin sare iyo dhaqanka laga rajaynayo dhamaan ardayda
bulshadeena.
Horseed dhaqan xirfadaysan oo lagula tacaalayo xaalada adag iyo istraatiijiga xaalad dajinta markii ay
daruufi noqoto
Isticamaal waxyaalo la xariira dhaqanka si loo siiyo tacliin gudagishan oo ku haboon wax sheegid
Bar, horseed, dhiiri galena isticmaalka dhaqamada la rajeenayo
Kula dhaqan ardayda dhamaan si isku mid ah oo joogto ah markii loo jawaabayo xadgudub loo gaystay
dhaqanka laga rajeenayo iskoolka dhamaantii
4 | Rights & Responsibilities Handbook 2016-17 | Independent School D isDthriicirta 7g4a2li jawi waxbarasho oo aan ogolayn, samaaxayn, ama u dulqaadanayn xoog sheegashada
Xuqu uqaha Ardayda, Masuuliyadaha iyo Fursadaha
Ardayda dhigita Degmada 742 waxay leeyahiin fursado kala duwan. Ardayda sidoo kale waxaa masuuliyado ka saaran yihiin macalimiinta,
shaqaalaha kale iyo ardayda kalaba. Ardayda waxay kaloo leeyihiin xuuqyo kale ay Dastuurka iyo qawaaniinta gobolka iyo kuwa maxalligaba
u damanad qaaday. Xuquuqaha iyo Masuuliyadaha ku qoran buugan ma’ahan mid khaas ah kuligiis, mana daboolayo xaalad kasto oo soo
gudboonaata. Shaxda/qoraalka hoose waxuu sharaxayaa xuquuqda, fursadaha, iyo masuuliyada ardayda kunool Degmada 742.
Helitaanka Diiwaanada
Xuquuqaha Masuuliyadaha
Waalidka/masuulka ardayda ama ardayda qaangaarka ahi waxay Ardayda waxay masuul kayihin inay raacaan habka loo helo
xaq u leeyihiin inay arkaan ama ay kahadlaan diiwaankooda diwaanka iskoolkooda ee ay dajiysay degmada.
iskoolka markii la eego shuruucda gobolka iyo fedaraalkaba.
Ardayda waxa ay xaq u leeyihiin in la asturo waxa ku saabsan
diiwaankooda iskoolka. Hadii lasiidaayo macluumaaka ardayga
waxuu ku salaysanaan doontaa sida ay qabto shuruucda iyo
qawaaniinta ay degmada iskoolk dajisey.
Hadii aad rabto macluumaad dheeraad ah guji: Board Policy 515.
Imaanshaha
Xuquuqaha Masuuliyadaha
Ardayda sharciga u leh waxay xaq u leeyihiin wax barashada Ardayda iyo qoysaska waxay masuul ka yihiin inay raacaan shuruucda iyo
bulshada sida ay dhigayso shuruucda gobolka iyo dowlada. habka iskoolka xaadiridiisa iyo soo daahitaankiisa.
Ardayda iyo qoysaska waxay masuul ka yihiin inay losocosiiyaan iskoolka
Maqnaanshah ama daahida ay sababteedu tahay diinta
(tusaale, warqad qoraa ah, wacitaan taleefonka, eemeylka)
fasaxyadeeda waa in lagu diiwan galiyaa maqnaansho ama
maqnaanshaha kahor ama kusoo noqoshada isoolka oo maqnaanshaha
daahitaan cudurdaar leh iyadoo qoraal ah codsigana ka socota
kadib.
waalidka/masuulka.
Ardayda waxay masuul kayihiin inay ka raadsadaan warqad fasax ah qof
Hadii aad rabto macluumaad dheeraad ah guji: Board Policy 503. shaqaale ah markii ay ka daahaan fasal ama hadii loo baahdo in fasalka
laga baxo.
Ardayda iyo qoyska waxay masuul kayihiin inay la socodsiiyaan iskoolka
hadii uu ardayga ku khasban yahay inuu baxo maalmaha iskoolku socdo.
Mamnuucida Xoog Isku Sheegashada
Xuquuqaha Masuuliyadaha
Ardayda waxay xaq u leeyihiin inay wax ku bartan jawi aan Ardayda aminsan in la bar-tilmaantay ama ah dhibane xoog-
oggalayn, samaaxin, u dulaqaadaneyn xog-sheegashada ama xoog- sheegasho ama ka warhaya ama aaminsan in lagu dhaqmayo
sheegashada internetka la isticmaalo taas oo ka imaanays a qof xoog-sheegasho waa inuu soo wargaliyaa iskoolka shaqaalahiisa
kaliya ama kooxba. falka la tuhmayo isla markiiba.
Ardayda waxay xaq u leeyihiin inaysan lakulmin argoosi hadii ay si
Ardayda waxaa masuuliyad ka saaran inuu dhaxgalo xoog-
niyad wanaagsan u soo sheegaan xoog-sheegasho ama xoog-
sheegashada isaga oo ka socoda qofka labar-tilmaamanayo uuna
sheegashada internetka la isticmaalayo.
soo sheegaa fal kasta oo xoog-sheegasho ah islamarkiiba.
Hadii aad rabto macluumaad dheeraad aad: Board Policy 514.
CHAPTER 160--H.F.No. 826
Fursadaha Loo Simanyahay
Xuquuqaha Masuuliyadaha
Aradayda waxay xaq u leeyihiin fursado wada siman inay ka Ardayda waxaa masuuliyad ka saaran inay raacaan shuruucda iyo
qayb galaan howlaha iskoolka, siduu sharcigu ugu fasaxay, iyo habka iskoolka howlahiisa in ay ka qeybgalayaan. Ardayda waa
barnaamijyada iskoolka waxbarashadiisa hadba kii ay u inaysan ka niyad-jabinin ardayda kale inay ka qeybgalaan.
qalmaan.
5 | Rights & Responsibilities Handbook 2016-17 | Independent School District 742
Cadaalad u Sameyn
Xuquuqaha Masuuliyadaha
Ardayda waxay xaq u leeyihiin habka markii la eego kaaso ku Ardayda waxay masuul ka yihiiin inay ka jawaabaan dhamaan
qeexan Minnesota Pupil Fair Dismissal Act markii ay khusayso ku shaqaalaha su’aalahooda iyo tilmaamahooda, laxiriira dhamaan
xadgudubka sharciyada degmada. Waxaa ku jirta in lasiiyo fursad shariciga, qawaaniinta iyo waxii laga filanayo ee iyaga khuseeya.
lagu dhagaystay nooca xadgudubka iyo in latixgaliyo xaaladeeda.
Ardayda waxey masuul kayihiin in ay yaqaaniin oo ay raacaan
Ardayda waxay xaq u leeyihiin inay fishaan qarinta tilaabooyinka dhamaan sharciyada fasalka khuseeya, iyo hababka iyo waxii laga
laqaaday. filanayo.
Ardayda waxay masuul kayihiin in ay si ixtraam leh ula dhaqmaan
Ardayda waxay xaq u leeyihiin in lala socodsiiyo shuruucda fasalka
dadka ku hareereysan oo dhan.
iyo iskoolka khuseeya, waxii laga filanayo iyo habkooda.
Ardayda waxay masuul kayihiin inay dhowroon qof walba xadkiisa
Ardayda waxay xaq u leeyihin in shaqaalaha iyo ardayda kale ay
iyo xurnimadooda e ku hareersan.
ula dhaqmaan si ixtiraam leh.
Ardayda waxaa laga rajeynayaa in dhamaan hantida dadka kale iyo
Ardayda waxay xaq u leeyihiin inay ka madax banaanaadaan tan degmanadaba ay ula dhaqmaan si mas’uuliyad leh.
taabashada jirka ee macalinka iyo ardayda kaleba ee aan
macquulka ahayn. Hasa ahaatee dhaxgalka shaqaalaha si uu Ardayda waxay masuul kayihiin inay ku dhaqmaan anshax aanan u
ardayga uga ilaaliyo dhaawac jirka ah way banaan tahay. handadeyn ama dhawaceynin nafsadooda, dadka kale, iyo hanti.
U Fasaxnaanta Hadalka iyo Muujinta Ra’yiga
Xuquuqaha Masuuliyadaha
Ardayda waxay xaq u leeyihiin hadalkooda xad ilaa inta uusan ku Ardayda waxay masuul ka yihiin inay ra’yigooda soo bandhigaan,
xadgudbin xuquuqaha dadka kale. daabacaan iyadoo qoraal ah, qaybiyaan hab sida ah:
Aan ku qadfeyn, fisqi, takoor ama galmo cad,
Aan ku jirin tixraac la xiriira khamrada, kiimikada, iyo tubaakada
ama waxyaabo kale oo ka mamnuuc ah dadka yaryar,
Aan fara lagaleyn xuquuqaha dadka kale,
Aan khalkhal galinayn jawiga iskoolka ee waxbarasho, iyo
Raaca sharicyada iyo hababka iskoolka oo kusaabsan waqtiga,
goobta, iyo asluubta.
Maamulka iskoolka fasaxiisa ayaa khasab ah hadii la qaybinayo
qoraal ama lasoo dhajinayo.
Waxbarashada iyo Shaqada Tacliinta
Xuquuqaha Masuuliyadaha
Ardayda waxay xaq u leeyihiin inay iskoolka dhigtaan ayna Ardayda waxay mas’uul ka yihiin soo xaadiridda iskoolka maalin
kahelaan tacliin siduu sharciga dhigayo. Iskool aadid waa kasta, uga shaqeynta shaqada fasalka waqtigii loo qabtay iyo
mudnaan, ma’ahan xaq. keensashada fasalka agabka waxbarsho ee loo baahan yahay in
fasalka lagu isticmaalo.
Ardayda waxay xaq u leeyihnin inay iskoolka ku dhigtaan jawi
amni ah kana madaxbanaan carqalado. Ardayda waxay mas’uul ka yihiin u dhaqmidda qaab taageeraya
waxbarashada dadka oo dhan, qaab aan keenaynin in cabsi laga qabo
Ardayda waxay xaq u leyihiin inay dhameystiraan shaqooyinka khatar ama qaab sababaya khatar dhab ah oo iyaga saameyneysa
dhaafay intii ay maqnaayeen. ama dadka kale iyo hab aan qaseynin/arbusheynin waxbarashada
dadka kale.
Ardyada aanan awoodi Karin inay iskoolka bogiisa galaan sabab
xanuun darted ama dhaawac dartiis waxay xaq u leeyihiin in lagu Ardayda waxay mas’uul ka yihiin in raadsadaan oo ay sameeyaan
wax labaro iyagoo gurigooda ama cusbitaalka jooga siduu waxyaalihii dhaafay mudadii ay maqnaayeen.
nidaamka gobolka cadeeynayo.
Ardayda waxay mas’uul ka yihiin soo sameynta shaqadii loo diray ee
Hadii aad rabto macluumaad dheeraad guju: Minn. Stat. § qeyb ka ah habwarbarasho oo guriga/isbitaalka ah.
120A.36.
6 | Rights & Responsibilities Handbook 2016-17 | Independent School District 742
Dawoo yinka
Xuquuqaha Masuuliyadaha
Arday waxay xaq u leyihiin inay helaan dawooyin iyo nidaam Ardayda waxaa masuul kasaaran inay raacaan shuruucadda ay madaxda
caafimaad taaso maamuleysa maalmaha iskoolka la dhigto siduu dajisay e kusaabsan dawoonyinka.
ardayga iskoolka u xaadiro.
Ardayda iyo qoysaskaooda waxaa masuuliyad kas aaran inay usoo
gudbiyaan kalkaalisada iskoolka ogeysiisyo qoraal ah hadii lagu khasban
yahay in lagu maamulo dawooyin inta uu ardayga joogo maalmaha
iskoolka la dhigto. Dhamaan dawooyinka iskoolka la keenayo waa inay
ku jiraan quraarahooda asalka ah ee calaamadeysnaa.
Hadii aad rabto macluumaad dheeraad ah guju: Board Policy 516.
Procedures: 516A, 516B.
Takoor la’aanta/ Jawi Handadaad la’aan
Xuquuqaha Masuuliyadaha
Ardayda waxay xaq u leeyihiin inay wax ku bartaan jawi ka madax Ardayda waxaa masuuliyad ka saaran in ay ardayda kale iyo
banana takoor, handadaad iyo rabsho kaas oo ku salaysan jinsiyada shaqaalaha degmada ula dhaqmaan qaab aan kala takoor laheyn
qofka, midabka, caqiidada, diinta, asalk wadanka, jinsiga, da’ada, ama dhibaato taas oo ku saleysan kooxda la ilaaliyo (protected
xaaladda guurka, xaaladda la xariirta kaalmada bulshada. class).
Ardayda waxay xaq u leeyihiin kana madax banaanyihiin argoosi Ardayda waxaa masuuliyad kasaaran inay usoo sheegaan
hadii ay si niyad wanaagsan u soo sheegaan takoor, dhibaato ama shaqaalaha (tusaale, macalinka ama maamulaha) dhacdooyinka
rabsho. takoor ah, dhibaatada ah, rabshada ah , ama arogoosi mid ay la
kulmeen iyo mid ay ka warhayaanba.
Hantida Qofka ee khaaska ah iyo Macluumaad Asturan
Xuquuqaha Masuuliyadaha
Guud ahaan ardayda waxay xaq u leeyihiin asturaad ayaga u gooni Ardayda waa inaysan iskoolka la’imaan waxyaalo ama alaab ku
ah iyo mid hantidooda khaas ku ah inta ay ku jiraan dhismaha xadgubeysa iskoolka degmada qawaaniintiisa, iskoolka shuruucdiisa
degmada iyo iskoolka waxuu masuulka ka yahaya ama howlo ama degmada ama shaciga faderalka, ama wax sabbabi kara dhib, ama
laxiriira. u muuqda inuu sababo carqalad ama khartar galin kara caafimadka
ama aminiga ardayda, am dadka kale ee jooga iskoolka, ama iskoolka
howlo uu maamulo ama uu lug kula jiro, lakiin intaas kuma koobna,
Markii la eego sharciyda Minnesota, ardayda waxay xaq u leeyihiin
alaab lasoo xaday, hub iyo wax hub shabaha iyo alaabaha kale ee
iney isticmaalaan hantida uu iskoolku leeyahay (tusaale,
sharcigu diido.
khaanadaha, miisaska) si ay ugu xafitaan alaabaha loogu talagalay
ee ay leeyihiin iyagoo fahansan in wax kasta ee uu iskoolka
Hadii ay jirto shaki macquul ah in uu arday haysto waxyaalo la
leeyahay si khaas ah gacanta ugu hayaan madaxda iskoolka lana
mamnuucay ama loo malaynayo baaritaan ayaa waxuu daaha ka qaadi
baari karo sabab kasto ha ahaatee, waqti kasta, ogalaansho la’aan,
karaa cadymaha gaf loogaystay shuruucda iskoolka ama
fasax la’aan ama aan loo baahneyn warqada amarka baarashada.
qawaaniintiisa, madaxda iskoolk ama kuwa loogu tala galay ayaa ku
fulin kara baaritaan macquul ah araday ama hantidiisa.
Hadii aad rabto macluumaad dheeraad guju: Minn. Stat. §
121A.72, subd. 1. Ardyda waxay masuul ka yihiin xaalad fiican inay ku ilaashadaan
khasnadooda/miisaskooda ama ka baneeyaan/maraan waxyaalaha
sharci darada ah ama mamnuuc ah.
Alaabta khaaska u ah ardayda ee iskoolka khaanadiisa waxaa kaliya
baari kara madaxda ama dadka khaaska ah hadii ay jirto shaki macquul
ah oo la isleeyahay waxaa daaha laga qaadi karaa cadeymo jabinayaa
qaanuunka ama sharciga iskoolka. Kadib baaritaanka ardayga hantidiisa
khaaska ah, iskoolka madaxdiisa iyo qofka loo xilsaaray waxay ku
khasbanyihiin in ay la socod siiyaan baaritaanka ardayda
khaanadahooda labaaray sida ugu dhaqyaha badan ee ay suurtagal
tahay, marka laga reebo hadii in daaha laga qaado baaritaanka ay
caqabad galiso dambi baarista booliska ama degmada iskoolka.
7 | Rights & Responsibilities Handbook 2016-17 | Independent School District 742
Dhaarta u Daacad Noqoshada
Xuquuqda iyo Fursadaha Masuuliyadaha
Sharciga Minnesota waxuu dhigaya in dhamaan iskoolada bulshada Qof walba oo aanan doonayn inuu ka qeybgalo akhrintaas Dhaarta
in ay ardayda siiyaan fursada ay ku akhriyaa Dhaart u Daacad u Daacad Noqoshada sabab kasto oo khaas ah ha noqoto laakiin
Noqoshada ugu yaraan hal jeer isbuucii una ogoladaan arday inay waa in uusan faragelin dadka kale xaqooda doorasho.
diidi karaan ka qeybgalka.
Labiska Ardayga
Xuquuqaha Masuuliyadaha
Ardayda waxay xaq u leeyihiin habka ay u labistaan ama ay xirtaan Ardayda waxaa masuuliyad ka saaran tahay inay xirtaan dhar u
ilaa markii laga reebo hadii ay keeni kartokhatar cad oo ardayda kuhaboon iskoolka. Si loo ilaaliya amniga waxbarashda iyo jawiga,
ardayga maxiran karo labis khatar u ah caafimaad iyo amniga, fisqi
kale caafimaadkooda iyo amingooda wax yeeleysa ama ay
ah, galmo cad ah ama takoor ah. Dharka muujiya waxyaabo
sababayso carqalad lataaban karo oo ay ku tahay ardayda wax
tixraacaya khamrada, kiimikada, tubakada ama alaabo kale oo laga
barashadooda ama jawiga iskoolka.
mamnuucay isticmaalkooda caruurta lama ogola. Fadlan fiiri Buuga
gacanta iskoolka ee ardayga hadii aad rabtid tilmaamo khaas ah.
Ardayda waxay masuul kayihiin in laga fisho nadaafad iyo is qurxin
sida iskoolka heerarkiisa ugu yar u dajisan.
Xukuumadda Ardayga
Fursadaha Masuuliyadaha
Ardayda waxay fursad u leeyihin inay sameeyaan ama ay ka qayb Markii la sameynayo xukumada ardayda, ardayda waxay masuul
galaan xukuumada ardayda taas ooo u furan dhamaan arday lasoo katahay inay dhisaan shuruuc xukuumadeed oo ujeedo badan.
bandhigay. Ujeeda xukuumada ardayda ay u jirto waa in ay soo Xukumada ardayda waxay masuul katahay inay la xiriirto ardayda,
jeediso ama ay u jawaabto ardayda baahidooda. shaqaalaha, iyo madaxda iyo inay kawarhayaan, raacayaana sharci
kasta ee iskoolka degmada taas oo saamayneysa xukuumada
ardayda wax qabadkooda.
Isticmaalka Teknoolijiyada iyo Ammaanka
Xuquuqda iyo Fursadaha Masuuliyadaha
Ardayda waxay fursad u leeyhihiin inay helaan degmada Ardayda waxaa masuuliyad ka saaran tahay in ay si haboon u
teknooliyadeeda adeeg ee kala duwan. isticmaalaan teknolajiiyada degmada iyo inay raacaan degmada iyo
iskoolka shuruucdooda iyo hababkooda.
Ardayda naafada ah oo hela adeegyada waxbarasho ee khaaska ah
waxay xaq u leeyihiin in lasiiyo aalado teknooliji oo caawina ama Ardayda waxaa masuuliyad ka saaran tahay in ay ixtirmaan qarsoonida
ardayda kale, inaysan si kas ah u raadsan macluumaadka
adeegyada loo baahan yahay si loo hubiyo (free, appropriate public
istimaalayaasha kale, raadsan nuqul (koobi), ama wax kabadalin
education [FAPE]) waxbarsho bulsho oo ku haboon bilaahna ah.
waraaqahood, xoogtooda, iyo basswardhkooda fasax la’aan.
Ardayda naafada ah ee ku cad qodobka 504 qorshahiisa waxay xaq u
Ardayda waxay masuul kayihin inay ilaaliyaan amniga teknolojiyada
leeyihiin in la siiyo qalab kaba oo ku haboon (tusaale, teknooliyada)
degmada iyo inay aqoon sadaan, xushmeeyaan xuquuqda hantida
iyo adeegyo u saamaxaya fursado siman sida ay uga qayb galaan
aqooneed ee dadka kale.
uguna raaxeystaan faa’idooyinka adeegyada, barnaamijyada ama
howlaha ay qabato degmada.
Ardayda waxay masuul kayihiin inay islamirkiiba u soo sheegaan
degmada iskoolka maamulkiisa saxda ah helitaanka xayeeysiisyo
waxyaalo aan la’ogalayn ama galayo bogag intarnetka oo aan
la’ogalayn.
Ardayda waxaa masuuliyad ka saaran tahay inay ka fikiraan inta aysan
wax soo dhajin, ixtiraamaan dadka kale ee internetka ku jira, in ay
foojignaadan markii ay lakulmayaan asxaabta internetka ku jira qof
ahaan iyo in ay nafsadooda ilaaliyaan internetka marka ay ku jiraan.
Hadii aad rabto macluumaad dheeraad guju: Board Policy 106 iyo
Board Policy 514.
8 | Rights & Responsibilities Handbook 2016-17 | Independent School District 742
Habka Taageerada Degmadda 742
Buugan gacanta waxaa loo sameeyay si uu ula jaan qaado habka PBIS e anshaxa iskoolka. PBIS waa qaab heerar kala duwaan oo loo
adeegsado Degmada 742, gobolada guud ahaan, wadanka iyo aduunkaba, taaso ku saleysan cilmi-baaris iyo cadeymo. Habkan waxuu hagaa
iskoolda si ay u abuuraan una joogteeyaan jawi dhaqan oo loo dhanyahay oo fiican, wax ku oolna ah, tagaarana tacliinta iyo niyada-
bulshadeed oo dhamaan ardayda guushooda ah. Habkan waxuu iskoolada u ogalaada si joogta ah inay u dhisaan una hagaajiyaan habka iyo
ku dhaqmidiisa si ay ula tacaalaan baahida bulshada iskoolkooda.
Qodobyada Furaha u ah PBIS
Qeexitaanka ujoodooyinka iyo natiijooyinka tacliinta loo baahanyahay iyo bulshada-shucuurtooda
In la dhiso lana hormariyo nidaamka iskoolka oo dhan
Doorashada iyo howlgalinta dhaqamo ku saleysan cadeymo
Aruurinta iyo isticmaalk xogta si ay uhagto go’aan gaarista
Kooxaha iskoolka waxay iskticmaalaan hababka shaqo ee kaladuwan waxayna habeeyaan hab sadax geesood ah kaas oo tageeraya ardayda
dhamaan. Xooga waxaa la saaraa kahortagaga dhaqamada dhibka ah, hormarinta xirfadaha bulshada, iyo isticmaalida xogta ku sulaysan
dhib xalinta sida loo wajaho dhaqamada walaaca laga qabo ee jira.
Habka 1aad waxuu xooga saaraa ka hortaga dhaqanka dhibka ah isagoo raacaya dhaqamadaan muhiimka ah:
1. Bar dhaqamada iskoolku rajeynayo
2. Aqoonso isticmaalka dhaqamda la rajeynayo
3. Garo oo isticmaal khalad sixida wax ku oolka ah
4. Aruuri oo isticmaal xogta si aad go’aan u gaartid taas oo hagaajinaysa ardayda natiijadooda
Habka 2aad & 3aad waxuu faraha lagalaa oo taageeraa ardayda aan raacin habka 1aad ee kahortagga ah.
Hadaad macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan PBIS Degmada 742 iyo iskoolkaaga, guji: Positive Behavioral Interventions and
Support
Habka 3aad- Dhaxgalka Xoogan ee Qof ahaaneed
Qiyaastii 0-5% oo ardayda
Habka 3aad waa wax ku ool hadii uu hormar jiro (tusaale,
farqi daboolmaya, dhacitaankiisa oo yaraada, darnaanta,
mudada dhaqanka kaas oo saameynaya waxbarashada)
Habka 2aad – Dheeraadka/Ujeedo
Qiyaas ahaan 15-20 oo Ardayda
Habka labaad waa wax ku ool hadii ardayda 70-80%
Ay hagaajiyeen waxqabkooda kadib markii faraha lalagalay
(tusaale, farqiga oo yaraanaya markii la eego habka lalacabirayo
(benchmark), noqnoqoshada dhaqankii carqaladaynayey
waxbarasho oo yaraaday)
Habka 1aad – Asaaska waxbarida/Asaaska ka hortaga
Dhamaan ardayda
Habka koobaad waa wax ku ool hadii ardayda 80-85% ay raacan
tilmaamaha asaasiga ah (tusaale, inay gaareen qiimaynta la
cabirayo oo asaasiga kaliya ah iyo muujinta dhaqanka laga
rajeynayo iskoolka dhamaan)
9 | Rights & Responsibilities Handbook 2016-17 | Independent School District 742
Hee rarka Anshaxa Ardayga
Jawi aamin ah oo fiican lagama maarmo waxbarashada. Ogaanshaha iyo raacida degmada waxay filanayso iyo habka waxuu
taageerayaa ardayda si ay doorasho wanaagsan u sameeyaan.
Hadii arday la carqaladeeyo ama loo dhaqamo si aan haboonayn, waa lala xisaabtami doonaa tilaabooyinkooda. Hadii ardaydu
aysan raacin sharciyada, shaqaalaha iskoolka waxaa laga filaayaa inay wax ka qabtaan si ku haboon oo siman.
Qeybtan buugan gacanta waxuu qeexayaa shanta heer ee xadgubyada dhaqameed oo ay la socota tusaalooyin tagaaro ah,
dhaxgalid iyo wax ka qabasho. Tilmaamoyinka waxay qeexayaan ficilo kaladuwan kaas oo aan ka qaadan karno markii ay
dhacdo dhaqan xadgudub ah.
Dhaxgalida iyo wax kaqabashada waxaa loo isticmaalayaa iyado la eegayo tilmaamooyinka guud ee shanta heer ee shaxda
dhaqanka. Heerka koobaad waa kan ugu sahlan, kan shanaad waa heerk ugu daran (culus). Qeybtan habka ay u dhigan tahaya
waxa ku jirta xadgudubyada dhaqanka, qeexitaankooda iyo heerarka uu dhaqankasta yahay. Dhibicyada shaxda waxay u
taagan yihiin xadgudubyada dhaqanka lakiin uma taagtan heerka hadba siduu ula tacaalayo madaxa. Waa inay jirto xiriir
macquul ah u dhaxeeya heerta culeyska iyo soo noqnoshada xadgudubka dhaqaka, da’da ardayga iyo maamuulka wax
kaqabashadiisa. Maamulaka iskoolka waxuu ogeysiin doonaa waalidka/masuulka arday kasta oo dhaqankiisu khilaaf dhab ah
ku yahaya shuruucda iyo hababka dajisan. Ardayda iyo qoysaskooda waxay mas’uul kayiihin inay si wada jir ah ula shaqeeyaan
shaqaalaha iskoolka si ay u taageeraan shuruucda iyo habka ku qeexan Xeerka Anshaxaan.
Hadii aan si kale loo xusan maahane, xeerarkaan waxay qabanayaan ardaykasta xadgudubka dhaqankiisa kaas oo ka dhaca
dhismayaasha ay Degmadu 742 leeyihiin ama ay maamulaan taas oo lasocota howlo ay maamulaan ama ay Degmada 742 lug
kuleedahay ama kadhaca dhismaha iskoolka banaankiisa kaas oo ilaa xad muhiim ah carqalad la taaban karo ku ah
waxbrashada aradayda ama jawiga iskoolka.
10 | Rights & Responsibilities Handbook 2016-17 | Independent School District 742
Description:barnaamijka ayaa iyagana kadib ku dari kara tilmaamaha khaaska u ah warbaahinta(forum), ama liisaska wada xiriirka(mailing lists) . Buugan