Table Of ContentWaa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
FAAFINTA RASMIGA AH
SOMALILAND REPUBLIC
ﺪﻨﻼﻴﻠﺍﻤﻭﺼ ﺔﻴﺮﻭﻬﻤﺠﻠ ﺔﻴﻤﺴﱠﺮﻠﺍ ﺓﺮﺸﱠﻨﻠﺃ
OFFICIAL GAZETTE
XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA
JSL, HARGEYSA
E-mail: [email protected]
Sanadka: 5aad Cadadka: 2aad ee February Taariikh: 05/03/2016
QIIMAHA CADADKA: SL. Sh.
RUKUNKA (Subscription):
QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad:
Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh.
TUSMADA CADADKA
QAYBTA KOWAAD: XEERARKA
BAARLAMAANKA IYO XEER
NIDAAMIYAYAASHA:
1)
144
Dhaqan-galka Xeerka Kala Xadaynta
Nidaa mka Xukuumada iyo Hay’adaha Madaxa
Bannaan, Xeer Lr. 71/2015
QAYBTA LABAAD: XEER
NIDAAMIYAYAASHA IYO
DIKREETOOYINKA MADAXWEYNAHA:
2) XEER MADAXWEYNE 230
3) XEER MADAXWEYNE Lr: 0596/022016 231
Magacaabid
Lr : 0597/022016
Beddel —140—
4) XEER MADAXWEYNE 232
5) XEER MADAXWEYNE Lr : 0598/022016 233
Beddel
6) XEER MADAXWEYNE Lr : 0599/022016 234
Beddel
7) XEER MADAXWEYNE Lr : 0600/022016 235
Beddel
8) XEER MADAXWEYNE Lr : 0601/022016 236
Beddel
9) XEER MADAXWEYNE Lr : 0602/022016 237
Beddel
10) XEER MADAXWEYNE Lr: 0603/022016 238
Magacaabid
11) XEER MADAXWEYNE Lr : 0604/022016 239
Beddel
12) XEER MADAXWEYNE Lr : 0605/022016 240
Beddel
13) XEER MADAXWEYNE Lr: 0606/022016 241
Magacaabid
14) XEER MADAXWEYNE Lr: 0607/022016 242
Magacaabid
15) XEER MADAXWEYNE Lr : 0608/022016 243
Beddel
16) XEER MADAXWEYNE Lr: 0609/022016 244
Magacaabid
17) XEER MADAXWEYNE Lr : 06012/022016 245
Magacaabid
18) XEER MADAXWEYNE, Xil-ka Qaadis 246
19) XEER MADAXWEYNE, Xil Sugayaal 247
20) XEER MADAXWEYNE Lr : 0611/022016 248
Beddel
QAYBTA SADEXAAD: DIG, XRilE-kEaT QOaOadYiIsN KA,
WAREEGTOOYINKA, AMARADA &
XEERNIDAAMIYAYAASHA WASIIRADA, IWM
Sooma bixin
—141—
QAYBTA AFRAAD: AMARADA &
GO’AANADA MAAMUL
21)
249
AmMaarx Xkaaymiraadaad SDahruel Cabirkiisu yahay
22) 24x24Mt
252
Maxkamada Gobolka Hargeysa
23) Baafin Xukun Maxkamadeed
254
Maxkamada Rafcaanka, Hargeysa
24) Amar ka Qaadis Hakin Xayiraad
256
DiXiwafaiiasnk Ga eXliene Srh iilrlaikaaldinat Saa Gbuawuda naag
25) General Trading Company
DiXiwafaiiasnk Ga eXliene Srh iilrlaikaaldinat Aa fGriukutudr k Import 257
26) and Export Trading Company LTD
DiXiwaafiainsk Gae Xlinee Srh iilrliakaaldian tGaT GSu (uGdlo bal Tech 259
27) Solusions) ltd
DiXiwafaiiasnk Ga eXliene Srh iilrlakaadlian tDaa Grausuadla m 260
28) Construction Company LTD
DiXiwafaiiasnk Ga eXliene Srh iilrlaikaaldinat Ha aGjiu-Duda’ ud 262
29) Construction Company
DiXiwafaiiasnk Ga eXliene Srh iilrlaikaaldinat Ha aGnuauQda ad 263
30) Construction Company
DiXiwafaiiasnk Ga eXliene Srh iilrlaikaaldinat Sao Gmusuadv e Credit 265
31) Union (SCU)
266
DXiiawfiaiasnk aG Xeleine rS hililraikaalidnat aA GL-uFuadtu uh Mining
32) Company
267
XDaiifwiiasakna GXeeleinr Silhlairaikliandtaa LGaunudd-Construction
Comapany
—142—
33)
DiXiwafaiiasnk Ga eXliene Srh iilrlaikaaldinat Faa Gstu Auudt os, 269
34) Procurement and Logistics
XDaiifwiiasakna GXeeleinr Silhlairaikliandtaa HGourumdood,
35) Procurement and Logistics (HPL) 270
XDaiifwiiasakna GXeeleinr Silhlairaikliandtaa DGeuluigdhts 272
36) Somaliland limited
XDaiifwiiasakna GXeeleinr Silhlairaikliandtaa MGuasutder Design
37) Company 273
XDaiifwiiasakna GXeeleinr Silhlairaikliandtaa IGnuteurdnational
38) Medical Service
274
XDaiifwiiasakna GXeeleinr Silhlairaikliandtaa MGuasukdaxmaal
276
39) Constraction Company
277
XDaiifwiiasakna GXeeleinr Silhlairaikliandtaa MGueeucdaad
Constraction Company
QAYBTA SHANAAD: OGEYSIISYADA
Sooma bixin
—143—
QAYBTA KOWAAD:
XEERARKA BAARLAMAANKA IYO XEER
NIDAAMIYAYAASHA:
REPUBLIC OF SOMALILAND
THE PRESIDENT
JSL/M/WM/249-3815/022016 DATE ….08/02/16
XEER MADAXWEYNE N0:0593/022016
Dhaqan-galka Xeerka kala Xadaynta Nidaamka
Xukuumadda iyo Hay’adaha Madaxa Bannaan
Xeer Lr. 71/2015
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka
Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka
Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Arkay: Go’aanka Golaha Wakiillada Go’aan Lr.
GW/G/KF-29/676/2016 ee ku
taariikheysan 21/01/2016 ee ay ku
ansixiyeen Xeerka Kala Xadaynta
Nidaamka Xukuumadda iyo Hay’adaha
Madaxa Bannaan Xeer Lr. 71/2015.
Wuxuu Soo Saaray
—144—
Xeerkan oo lagu baahinayo Dhaqan-galka Xeerka Kala
Xadaynta Nidaamka Xukuumadda iyo Hay’adaha Madaxa
Bannaan ee Jamhuuriyadda Somaliland Xeer Lr. 71/2015.
Allaa Mahad Leh,
Axmed Maxamed Silanyo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
—145—
—146—
JAMHUURIYADA SOMALILAND
GOLAHA WAKIILADA
XEERKA KALA XADEYNTA NIDAAMKA
XUKUUMADA IYO HAY’ADDAHA MADAXA
BANAAN
(XEER Lr. 71/2015)
JANUARY2016
Jamhuuriyadda Somaliland
Golaha Wakiiladu
Markuu arkay:- Qodobada 37aad iyo 80aad ee
Dastuurka JSL
Markuu arkay:- In dalku u baahan yahay xeer
muujinaya qaab-dhismeedka
hay’addaha Xukuumadda dhexe
iyo wada shaqayntooda.
Markuu arkay:- Baahida wayn ee loo qabo xeer
kalaxadeeya awooddaha
Hay’addaha Xukuumadda dhexe
oo Xukuumadda u haya xil
balaadhan.
—147—
Markuu arkay:- In aanu jirin xeer si balaadhan u
kala saara awooddaha, xilka iyo
waajibaadka madaxda
hay’addaha.
Markuu arkay:- In waaxda fulinta oo ah waax
balaadhan aanay lahayn Xeer lagu
nidaamiyo.
Markuu si dhow u dersay:- Dastuurka iyo
shuruucda dalka.
Markuu la tashaday: Aqoon yahanka iyo
waxgaradka islamarkaana qaaday
daraasad, sal balaadhan oo ku
saabsan Shaqada hay’addaha
Xukuumadda.
Markuu garawsaday:- In loo baahan yahay xeer
lagu aasaaso hay’addaha
Xukuumadda dhexe si loo xoojiyo
isku xukunka sharciga, maamul
wanaaga, dimoqraadiyada, wada-
tashiga, hufnaanta iyo shaqo
wanaaga
Markuu garwaaqsaday:- In si wayn loogu
baahan yahay xeer lagu asteeyo
mabaadida guud ee hagaya
hay’addaha Xukuumadda
Wuxuu halkan ku soo saaray:
Xeerka Nidaamka Xukuumadda
XeerLr.71/2015
QAYBTA KOWAAD
MABAADIDA GUUD
Qodobka 1aad
Magaca Xeerka
—148—
Xeerkan waxa loogu yeedhayaa Xeerka Nidaamka
Xukuumadda iyo Hay’addaha Madax Banaan
XeerLr.71/2015
Qodobka 2aad
Dabbaqaada Xeerka
Xeerkan Waxaalagu dabbaqayaa Xukuumadda,
Hay’addaheeda, Wakaaladdaheeda, Shirkadaha
ay leedahay ama wax ku leedahay iyo Waaxaha
la xidhiidha Xukuumadda.
Qodobka 3aad
Eraybixin
Marka aan Xeerku si kale u sheegin, ereyadan waxa
loola jeedaa: -
Xukuuumad:- Waxa looga jeedaa Waaxda
Fulinta oo kakooban,
Madaxwayne, Madaxwayne Ku-
xigeen iyo Golaha Wasiirada.
Hay’addaha Xukumada:- Iyada oo laga duulayo
Qodobka113aad ee dastuurka,
hay’addaha Waxa loola jeedaa
Guddiyada (komishanada),
Xafiisyada iyo mu’asasad kasta oo
kale oo fulineed oo aan ahayn
Golaha Wasiirrada,
Wakaaladdaha, Shirkadaha iyo
Mashaariicda.
Wasaaradda:- Waxaa looga jeedaa mid kamida
Hay’addaha Xukuumadeed oo uu
madax kayahayWasiir, isla
markaana loo aasaasay si
waafaqsan Xeerka.
—149—
Description:and Export Trading Company LTD. Xafiiska Xeer Medical Service. Xafiiska .. bixinta dhalashada, baasaaboorada iyo qoraalada rasmiga ah ee.